Monday, June 5, 2023
Home Dib U Eegis Buug Taariikh Nololeedka Qoraa Jeanne D’Heam

Taariikh Nololeedka Qoraa Jeanne D’Heam

Jeanne D’heam waa bare Maraykan ah oo ku takhasustay waxbarista ardada u baahan waxbaris gaarka ah, sida ardayda qabta Autism. D’Heam waxay bare iyo lataliyaba ka tahay Jaamacadda William Paterson University ee New Jeresy. Xagga waxbarashada waxay sidataa shahaadada PhD.

Sideedaba waxay qortay laba buug oo qur ah:  THE LAST CAMEL (1997) iyo INCLUSION..(2016). Waxay kaloo ay la qortay Weris Diirie buugga: DESERT DAWN. 

Inkastoo buugga “The Last Camel” la daabacay 1997, waxay buugga ka qortay sannadkii ay joogtay dalka oo ahaa 1968. Waqtiga soddonka sano ku dhaw oo u dhexeeya waqtigii ay dalka joogtay iyo marka uu soo baxay buugga qooraaga ma aysan dareemin isbeddelka ka dahacay dalka sida farta Soomaaliga oo la qoray misna noqday afka rasmiga ee dalka.

Taas waxaad ka dareemi kartaa in ereyada af-soomaaliga ah aysan u adeegsan hihggadda Af-Soomaaliga.

Axmed C. Qaasim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Soomaaliya – Doorashada Dowladaha Hoose ee Puntland oo Xiisad Siyaasadeed Abuurtay!

Jamhuriyadda Shacabka ku dhaqan maamul goboleedka Puntland ayaa cashar siyaasadeed u dhigay qawlaysatada siyaasadda, kaddib markii ay u dareereen...

3 Questions – Reopening Kenya-Somalia Land Border

By Gozde Sogutlu Move to facilitate development of diplomatic relations between 2 prominent East African countries.

Xaqiiqada Jaamacadda Carabta – Dabayl Diblomaasiyadeed oo Ka Dhacaysa Bariga Dhexe

Jamhuriyadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa Jimcihii May 19, 2023, ku martiggelisay Jiddah shir madaxeedkii 32aad ee Jaamacadda Carabta oo dib...

Erdogan – Ninka Doorshada Turkiga Lagu Loodin La’yahay

Jamhuriyadda Doorashadii madaxtinimada Turkiga ee May 14, 2023 oo uu madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan (49.51%) kula tartamayay hoggaamiyaha isbahaysiga lixda...

Recent Comments