Thursday, December 3, 2020

jamhuriyadda

Soomaaliya Diyaar Ma u Tahay Bixitaanta Ciidamada Mareykanka?

Toddobaadkii dhawaa ayaa Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ee la magacaabay November 9dii booqashadii ugu horraysay ee calami ah ku yimid...

Xaliima Aaden oo Dib u Qiimaysay Asturnaanteeda

Xaliima Aaden oo ah gabadh Soomaali-Americaan ah, oo ku soo caanbaxday quruxda “xijaaban” ayaa toddobaadkii dhawaa go’aansatay inay iskaga harto tartamada quruxda...

Iska Caabinta Faragelinta Kenya Maxaa Xigi Doona

Dood-cilmiyeed uu soo agaasimay Machdaka Raas, ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka yiri “waa su’aal da’weyn wakhtigeeda ayaan sugaynaa Insha Allah,” ka...

Ololaha Musharrixiinta Madaxtooyada – Maxaa Ka Soo Baxay Maxaase Laga Filayay?

Dhowr iyo toban musharrax madaxweyne oo November 21, 2020 ​uga furmay shir Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho ​si ay uga arrinsadaan siyaasadda dalka ka hor...

Taariikh Nololeedka Rashiid Xaashi

Rashiid Xaashi, waa qoraa reer Jabuuti ah, wuxuu ku dhashay Borame 1da Disembar 1977. Waxbarashadiisu waxuu ku qaatay dalka  Faransiiska dugsiyadiisa ugu...

Kutirikuteenta Michael Rubin Yaan Lagu Ajarmin

Ololeye Maraykan ah oo la yiraahdo Michael Rubin ayaa ku soo qoray 16.11.2020 wargeys Maraykanka ka soo baxa maqaal uu cinwaan uga dhigay: Madaxa...

Khatar Laba Afle ah – Maxaa Ruushka Dib Ugu Soo Celiyey Waqooyiga Geeska Afrika?

Ruushka oo in mudda ah isha ku hayay xeebaha Geeska Afrika ayaa November 11, 2020 shaaciyay inuu heshiis lagu dhisayo saldhig taakulayn...

Maxaa Xigi Doona – Mucaaradka oo Guranaya Mirihii ay Beerteen!

Qoraal ku taariikhaysan November 5, 2020 oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul ​wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu magacaabay Guddiyada Doorashooyinka, iyo Xallinta...

Soomaaliya Ma Ka Badbaadi Kartaa Dagaal La Mid ah Kan Ka Dhex-qarxay Maamulka Tigreega Iyo Dowladda Federaalka Itoobiya?

Maamulka Addis Ababa waxuu burburiyay hubkiisa ugu cuslaa, uguna casrisanaa ee yiillay Taliska Qaybta Waqooyi (Makelle,ama Mek’elle), kaddib markii uu gacanta u...

Covid-19 – Dunida oo Heshay Tallaal Rajo Leh

Warka ka soo yeeray tijaabada caafimaadka tallaalka shirkadaha Pfizer iyo BioNTech ayaa muujinaysa in guul laga gaari karo dagaalka lagula jiro caabuqa...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS

Most Read