Wednesday, April 24, 2024

jamhuriyadda

Khatar Lakab Leh – Maxay Siyaasadda Masar ee Geeska Afrika Salka Ku Haysaa?

Wafdi ka socda dowladda Masar ayaa December 6, 2020 la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirizaaq xilli dowladda Masar iyo xulufadeeda...

Sidee Dagaalka Diblomaasiyadda Soomaaliya iyo Kenya uu u Waxyeellayn Doonaa Kenya?

Soomaaliya iyo Kenya ayaa galay dagaal diblomaasiyadeed kaddib markii xisaab-xumada dowladda Kenya ay gaartay in eeddii loo jeediyay November 29, 2020 ay...

Maxaa Kusoo Beegay Mudaaharaadka Hubeysan Maalinta Kenya Loo Jaray Xirrirka?

Waxaa halkii ugu hooseysay gaaray xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kaddib markii ay xukuumadda Soomaaliya qaadday tallaabooyin is xigxiga oo jawaab u...

Miyaa Dalalka Saboolka ah Laga Qadin Doonaa Tallaalka Caabuqa Safmareenka ah Covid 19?

Hay’adda FDA ayaa si lama filaan ah u siisay oggolaashaha degdegga ah Pfizer, si loo xakamadeeyo caabuqa safmareenka ah ee dunida ku laayey...

Maxaa Kibirkii Uhuru Kenyatta Jibiyey Maxuuse Ka Qaban Karaa Abiy Axmed?

December 9, 2020 ayaa Madaxweyne Uhuru Kenyatta kaga hortegay Ra’iisulwasaare Abiy Axmed magaalada Mooyaale ee gobolka Marsabit. Hab naamuuskaan waxuu si aad...

Mucaaradku Muxuu Indhaha Iskaga Tirayaa: Khiyaanooyinka Joogta ah ee Dowladda Kenya

Toddobaadkii dhawaa (29.11.2020) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeeratay Danjire Moxamuud Axmed Nuur – Tarzan, islamarkaasna erisay Danjire Lucas Tumbo. Xukuummadda...

Faallo La Xiriirta Buugga: Le Pacte Du Silence – Le drame de l’immigration

Buugga aan halakan ku falangaynayo waa “Wacadka Aamusnaanta, xiisaha hijrada, “ oo uu qoray Rashiid Xaashi . Ruuxa booqda dalalka Geeska Afrika...

Goormaa Dilalka Qoorshaysan ee Birima-Geydada Heli Doonaan Caddaalad!

Waxay ahayd 26-kii Oktoobar markii koox hubaysan ay bartamaha magaalada Kismaayo ku dileen Madaxii Shirkadda Amal faraceeda Kismaaayo Cabdullahi Cabdisalaam Sheikh Axmed...

Soomaaliya Diyaar Ma u Tahay Bixitaanta Ciidamada Mareykanka?

Toddobaadkii dhawaa ayaa Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ee la magacaabay November 9dii booqashadii ugu horraysay ee calami ah ku yimid...

Xaliima Aaden oo Dib u Qiimaysay Asturnaanteeda

Xaliima Aaden oo ah gabadh Soomaali-Americaan ah, oo ku soo caanbaxday quruxda “xijaaban” ayaa toddobaadkii dhawaa go’aansatay inay iskaga harto tartamada quruxda...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Shirweynaha QM – Hoggaamiyeyaasha Caalamka oo Kulmay Dunida oo Qalalaase Hareerayey

Jamhuriyadda Shirkii 78aad ee Qaramada Midoobay (QM) oo ay ka maqan yihiin 4 ka mid ah 5 xubnood...

Casharradii Laga Bartay Goobaha Dagaalka Argaggixisada

Jamhuriyadda Dagaal dhiig badan ku daatay oo Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) ku qabsaday Cawsweyne August 26, 2023, ayaa...

Could an Expanded Brics Make the G20 Irrelevant?

By Marco Carnelos With the addition of six new countries - and possibly more to come - the...

Duulaan Wadareedka Safka Hore, Waa Dhalanteed Aan Suuraggal Ahayn

Jamhuriyadda - Magaalada Ceel Buur oo kusoo noqotay gacanta dowladda ayaa dagaalka Al-Shabaab ee Galmudug u rogaysa mid u jahaysan gobollada Jubbaland...