Saturday, September 25, 2021

jamhuriyadda

Shirka Garoowe: Guul Mise Fashil!

Shirkii Garoowe oo socday muddo 6 casho waxuu ku soo idlaaday natiijo la'aan! Haddaba, maxaa shirka ka dhigay mid madhalays ah?...

Dowladda iyo Hay’adaha Samafalka Wa Ku Fashilmeen Wax Ka Qabadka Biyo La’aanta

Wargeyska Jamhuriyadda wuxuu fursad u helay inuu wareysi gaar ah la yeesho Guleed Ahmed (Wiliq) oo ah Injineer ku taqususay Mamulidda Biyaha,...

Shirka Garowe: Gogol Hagaagsan, Dood Khaldan

Dad badan ayaa u arka shirka Garoowe, fursad muhiim u ah dhismaha dowladnimada, ayagoo u sababaynaya qodobo dhowr ah, sida (B) in...

Ramadaan: Nidaam Caafimaad Waara

Dhalashada bisha Ramadaan oo ku aadaneyd Isniin - May 6, 2019kii ayaa Muslimiinta adduunka oo dhan soo dhaweyeen. Soonka, waa bisha 9aad...

Effects on Social Media

By Said Abdisalam Social media is a phrase that has, recently, brought anxiety, isolation, loss of interest, idleness...

Yaa Ku Qadday Maalgashiga Beijing

Toddobaadkii la soo dhaafay, shirkii Beijing waxaa isugu tegay hoggaamiyayaasha iyo mas'uuliyiinta matalayay in ku dhow 40 dal iyo hay’addo ka kala...

Doqon iyo Habeen ayaa Madow ma Dhabaa!

Tobankii dumarka reer Ghana, lix ayaa isticmaala kiimikada la isku cadeeyo (Skin bleaching), sidaa waxaa sheegay Dr. Edmund Delle, oo ah dhaqtar...

Faallo: Saxaafad Ma Dhalays ah

Saxaafadda waa mid ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan dimoqraadiyadda ee lagu ilaaliyo jiritaanka talo wadaaga, helitaanka maamul hufan iyo qaranimadda.

Waxaan Rabnaa Mustaqbal!

“Mustaqbalkeena ayaa la iibsaday, si tiro yar oo dad ah u samayaan lacag badan oo macquul-ahayn. Anaga ayay lacagtaas inaga xadeen, dadka...

Somalis Respond to Current Political Events

HERE ARE THE ANSWERS OF YOUR 10 QUESTIONS By Mahdi Hassan (Mahad Wayah)

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Xukunka Maxkamadda ICJ Xageebuu u iilan Doonaa?

AbdulQadir Cariif Qaasim Xukunka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo in muddo ah la sugayey ayuu Sebtember 20,...

Waa Maxay Ujeeddada Ka Dambeysa Duullaanka Lagu Beegsanayo Jiritaanka Sirdoonka Qaranka?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Fahad Yaasiin iyo Hay’adda Nabadsugida NISA ayaa wajahaya duulaamo siyaasadeed iyo mid sirdoon oo uga imanaya...

In Escalation over Submarine Deal, France Recalls Envoys from U.S. and Australia

By John Irish and Colin Packham, David Brunnstrom, & Humeyra Pamuk PARIS/CANBERRA/WASHINGTON, Sept 17 (Reuters) - France plunged into an unprecedented diplomatic crisis with the...

Muuse Suudi iyo Dottor Dufle oo Doorasho Hufan ku Harqiyey Rajadii Daaci iyo Tarzan

Tafiftiraha Jamhuriyadda Badanaa ciyaaraha kubadda cagta ayaa ka dhaliya bulshada dhexdheeda muran kulul oo socda bilooyin. Marka laga...