Wednesday, September 28, 2022

jamhuriyadda

Shirka Puntland Ma Wadatashibaa Mise Waa Kalatashi!

Waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” oo uu soo agaasimay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo...

Caabuqa Faafa ee CoronaVirus oo Xiisad Cusub Dhexdhigay Quwadaha Adduunka!

Jimcihii March 13, 2020 caabuqa faafa ee CoronaVirus waxaa laga wada helay dalalka Itoobiya, Kenya iyo Sudan. Dhammaan dadka lagu sheegay cudurkaas...

Baaqa Uhuru Ma Illintii Yaxaaskaa Mise Waa Dawadii Madaxwareerka Jubbaland?

Khamiistii March 5, 2020 waxaa si degdeg ah u yimid Muqdisho wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga dalka Kenya Dr....

Kenya oo Soomaaliya u Soo Daabusha Waxyaabaha Qarxa Taas oo Dabada Ku Wataa Dembiyo-Dagaal

Warbixin uu Guddiga Khubarada ee ​la socodka Arrimaha Soomaaliya uu u gudbiyay Golaha Ammaanka ​ee Qaramada Midoobay bishii November 2019, ayay ku xaqiiqsadeen in ilaa iyo 12 siiman...

Immisa Laaluush ayuu Kenya Ugu Kici Doonaa Kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay?

Toddobaadkii dhawaa, waxaa soo shaac baxay in dowladda Kenya ay laaluush fara badan ku bixisay diblomaasiyiin shisheeye ah, oo ay doorbidayso inay...

Faragelinta Kenya Ma Been Abuurbaa Mise Waa Xaqiiqo aan la Dafiri Karin

Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Khamiistii dhawayd February 27, 2020 qoraal uu hordhigay Golaha Ammaanka ku...

Haramcad Miyaa Harsanaya Beled-Xaawo!

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya (XDS) iyo Ciidanka Daraawiishta Boliiska ayaa soo afjaray dagaal aad u adag oo ay la galeen maleeshiyo daacad...

Axmed Gurey, Halyaygii Caabbiyay Duullaankii Burtiqiiska

W.Q. Ufuk Necast (Tashji), PhD candidate, Turkey. Maqaalka waxaa hore u daabacay wargeyska TRT World Magazine, Turkey 21.1.2020 Axmed...

Maxaa Ka Dhalan Kara Dhagarta Ahlu-Sunna!

Dagaal culus oo dhexmaray ururka Ahlu-Sunna iyo ciidamada dowladda habeenkii Khamiista February 27, 2020 ayaa soo af-jarmay, kaddib markii loo itaal sheegtay...

Wasiir Khadiijo Diiriye Miyay Moog Tahay Halista Coronavirus?

Dalal badan ayaa xaqiijiyay kiisas cusub iyo dhimasho uu sababay cudurka coronavirus (COVID-19) oo ka dillaacay dalka Shiinaha bishii December 2019kii. Waa...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Somalia’s Vigilante to Eradicate al-Shabaab

By Abukar Arman In a country that is never short of hot button issues, lately the Ma’wisley issue has been stirring...

Washington Waxay U Baahan Tahay Inay Dib U Eegto Siyaasadda ay Kula Dhaqanto Soomaaliya

Jamhuuriyadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaalkiisii ugu horreeyay, tan iyo markii dib loo doortay ku tegay magaalada Washington, ayaa...

William Ruto Door Hoggaamineed Ma Ka Qaadan Doonaa Xajinta Xiriirka Dersi Wanaagga?

Jamhuriyadda Xaflad lagu qabtay Talaadadii September 13, 2022 garoonka “Kasarani Sports Center” ee Nairobi kana qaybgaleen marti-sharaf uu...

Will China’s debt cancellations make a difference?

By Harry Verhoeven While welcome, Beijing’s debt relief for 17 African countries will likely have more political than...