Saturday, September 25, 2021

jamhuriyadda

Hoggaanka Bankiga Dhexe

Laga bilaabo 2dii bishii Agoosto 2018, waxaa soo baxayay warar aan sugneyn oo sheegaya in jagada Gudoomiyha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya loo...

Faragelin Ulakac Ah

Laga soo bilaabo April 1992, waxaa Soomaaliya ka hawlgalay diblomaasiyiin ka wakiil ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay. Ergegii ugu horeeyey ee ka shaqeeya...

Faallo la xiriirta buugga MAPS (Maabab)

Buggani (MAPS, Arcade Publishing, NY 1999 pp. 259) waa midkii lixaad oo uu Nuruddiin Faarax qoray waana juskii kowaad ee saddexlaha (Trilogy)...

2018 Sanadka Hablaha Soomaaliyeed

Sanadka 2018, waa sanadkii gabdhaha Soomaaliyeed. Waxay meel kasta ay joogaan ka dhigeen wacdaro aan hore loo arag amase loo maqal. Weliba...

Dibindaabyada Isbedelka Geeska

Isbedelada ka dhacay Geeka Africa waxay welwel iyo rajo ku kale abuureen dowladaha ku yaala mandaqada. Dowladahaas, qaar ka mid ah waxay...

Mooshinka Farmaajo

Mooshinkii lagaga soo horjeeday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi – Farmaajo oo fashilay, wuxuu dhaliyay dood ballaaran. Maqaalku wuxuu dib u eegayaa hab-dhaqanka siyaasadda...

Faallo la xiriirta buugga Feerta Qallocan

Buuggani (From A Crooked Rib, Pinguin Books, 2003) waa midkii ugu horreeyay oo Nuruddin Farah  uu qoro, waxaana la daabacay 1970. Jilaaga...

Ilaalinta Bedqabka Dowladnimada

Muwaaddiniinta waxaa waajib ku ah ilaalinta bedqabka dowladnimada, halka dowlada ay waajib ku tahay caymiska nafta iyo maalka muwaadinkeeda. 

Qoraa: Nuruddiin Faarax

Nuruddiin X. Faarax waa hormuudka qooraalyahanada Af Soomaaliga ku hadla, gaar ahaan kuwa ku qora afafka qalaad. Wargeyska Jamhuuriyadda wuxuu rajaynaayaa inuu...

Xaqiiq Aan La Dafiri Karin – Isbedelka Jawiga Geeska Afrika

Soomaalida keliya ayaa go'aansaneysa mustaqbalkeeda sida fiican ama xun.

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Xukunka Maxkamadda ICJ Xageebuu u iilan Doonaa?

AbdulQadir Cariif Qaasim Xukunka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo in muddo ah la sugayey ayuu Sebtember 20,...

Waa Maxay Ujeeddada Ka Dambeysa Duullaanka Lagu Beegsanayo Jiritaanka Sirdoonka Qaranka?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Fahad Yaasiin iyo Hay’adda Nabadsugida NISA ayaa wajahaya duulaamo siyaasadeed iyo mid sirdoon oo uga imanaya...

In Escalation over Submarine Deal, France Recalls Envoys from U.S. and Australia

By John Irish and Colin Packham, David Brunnstrom, & Humeyra Pamuk PARIS/CANBERRA/WASHINGTON, Sept 17 (Reuters) - France plunged into an unprecedented diplomatic crisis with the...

Muuse Suudi iyo Dottor Dufle oo Doorasho Hufan ku Harqiyey Rajadii Daaci iyo Tarzan

Tafiftiraha Jamhuriyadda Badanaa ciyaaraha kubadda cagta ayaa ka dhaliya bulshada dhexdheeda muran kulul oo socda bilooyin. Marka laga...