Advertisements
Saturday, May 30, 2020
Home Siyaasada

Siyaasada

Shirka Puntland Ma Wadatashibaa Mise Waa Kalatashi!

Waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” oo uu soo agaasimay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo...

Maxaa Sababay in Maanta Awoodaha Caalamka ay Dibusaaraan Diiradda Soomaaliya?

Toddobaadkii dhawaa Soomaaliya – koofur iyo waqooyiba, waxaa ka dhacayay doodo qaran, haddana waxaa muuqata in ficil celinta siyaasadeed ay dad badan...

Carcarta Siyaasadda Dibuheshiinta iyo Dibuggurshada Imaaraadka

Kulan aan agaasinkiisa saxaafada lala wadaagin ayay ku kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kulankaas oo...

Nidaam Federaal oo ay Dowladda Dhexe Hoggaamineyso Ma Hirgeli Karaa

Kaddib markii ciidamo dowladda federalka ay gaareen degmooyinka Beled-Xaawo iyo Doolow ee gobolka Gedo dhinaca xuduudda Itoobbiya iyo Kenya, waxaa si isku...

Warbixin – Muxuu Farmaajo Runtii Qabtay 3dii Sanadood ee Muddadiisi!

Seddax sanadood ka hor bisha February 8, 2017 ayaa xildhibaanada Barlamaanka Federalka ku doorteen cod aqlabiyad leh madaxweynihii 9aad ee dalka Soomaaliya....

Faallo: Casharka Laga Bartay Doorashada Galmudug

Doorashadii madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug oo si nabad leh uga dhacday magaalada Dhuusamareeb February 2, 2020 ayaa waxaa ku soo baxay Mudane Axmed...

Damaca Ahlu-Sunna Daawo Ma Loo Waayay?

Kaddib bilo iyo maalmo uu gorgortan siyayaasadeed adag uu ka socday xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb, waxa ay u muuqataa in arrimaha...

Bisyl iyo Anshax, Waa Waxa Ka Maqan Dimuqraaddiyada Masar

W.Q. Maxamed Nusayr (Mohammed Nooseir) oo ah siyaasi iyo qoraa u dagaallama dimuqraaddiyadda iyo dhaqaale xor ah. Wuxuu...

Maturity and Morality, The Missing Ingredients of Democracy in Egypt

By Mohammed Nosseir, a liberal politician from Egypt, is a strong advocate of political participation and economic freedom. Twitter: @MohammedNosseir

Jawaari oo Jid u Bixiyay Dooddii Doorashada Qof iyo Cod

Xildhibaan Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, ayaa fadhigii Baarlamaanka ee qabsoomay Sabtidii taariikhdu ahayd Desembar 7dii waxaa uu si qaanuuni ah u sharraxay,...

Imaaraadka iyo Kenya Ma Dhagar Hor Leh Ayey Maleegayaan Mise Suluxu Waa Ka Dhab!

Toddobaadkii dhawaa, waxaa Muqdisha laga furay machad lagu tababbarayo diblomaasiyiinta Soomaaliya oo ay maalgelisay dowladda Qadar. Diblomaasiyiintaas waxay ka faa’iideysan doonaan waxbarasho...

Isbuucii Rajada Doorashada 2020 iyo Cabsida Xisbiyada Xamar Qaarkood

W/Q Dr Moxamed Nuur Gacal Mudane Maxamed Nur oo Wargeyska Jamhuriyadda maqaalkiisa marti geliyay, waa la taliyaha Ra’iisul-wasaaraha DFS,...

Most Read

Doorashada Ma Dustuurka ayaa Haggi Doona Mise Xeer Jab-Jab!

Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ee uu ansixiyay Golaha Shacabka, dabadeedna uu saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo, 2020, wuxuu qeyb ka yahay nidaam la...

Dacwada Badda Muran Siyaasadeed Ma Gasho

Bartamihii​ May ayaa maxkamadda ICJ warqad sumaddeedu tahay 2020/13 u kala dirtay Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo ku wargelineyso in dib loo dhigay...

Imaaraadku Maxuu u Sharaystay Midnimada Soomaaliya?

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika Danjire Alexander Rondos oo goor dhow ka hadlayay machadka “Norweygian Institute of International...

In Somalia’s footsteps, for how long shall Sudan continue to be singled Out of (HIPIC) Initiative?

By Mubarak Mahgoub Musa The global scene has become increasingly traumatic due to the spread of the Corona...