Saturday, April 10, 2021
Home Siyaasadda

Siyaasadda

Muranka Doorashada: Isku Maqan Lagu Maqan Yahay Ma Badbaado!

Maamulka Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa saaran culays, iyo cadaadis dibadeed oo uga imaanaya qaar ka mid ah waddamada deriska ah, kuwa...

Maxaa Xiga Siyaasadda Cakiran iyo Fowdada Loo Durbaan Tumayo?

Bannaanbixii Jimcihii February 19, 2021 ee dalka ku sigay inuu dib u celiyo toban sano wax ka badan, waa astaanta halka uu...

Ismariwaaga Farmaajo iyo Mucaaradka oo Hadheeyey Dacwada Badda ee Maxkamadda ICJ

Mucaaradka Soomaaliya ayaa wajahay dib u dhac siyaasadeed oo culus kaddib markii uu ku baaqay in la dhiso “Gole Badbado Qaran” oo...

Yaa Bixiya Kharashka Ololaha Doorashooyinka Madaxtinimada Soomaaliya!

Xilli dadweynaha ay sugayaan in dalka laga hirgeliyo hannaanka doorashadii lagu heshiiyey xagaagii dhawaa (September 17, 2020) ayay si aad ah u...

Ragaadinta Dowladnimada Soomaaliya Looma Kala Hadhin!

Burburkii dowladda Soomaaliya sanadii 1991 kaddib, waxaa dalka isku fidiyay ururro ku andacooday inay ku hadlaan codka shacabka, iskuna tilmaamay inay yihiin...

Muranka Doorashooyinka: Waa Maxay Waxa Laysku Mari La’yahay oo Ku Sigay Dalka Inay Shalaw ka Tuuraan?

Waa Maxay Waxa Laysku Mari La’yahay: Muranka doorashada Soomaaliya waxuu bannaanka keenay shaqsiyada, kartida, waddaninimada, daacadnimada, iyo awoodda hoggaamineed...

Waa Maxay Sababaha Fashiliyay Dib U Doorashadii Xasan Sheikh Maxamuud ee 2017kii?

Sanadkii labaad oo lagu qabtay dalka gudahiisa doorashada madaxweynaha ayaa xaqiijisay in xitaa dimuqraaddiyada daciifka ah ay dhali karto isbeddel siyaasadeed haba...

Heritage Ma leedahay Hadh La Harsado?

Muddo ku dhow soddon sanadood dalka Soomaaliya waxaa si furan uga hawlgalayey hay’addo ka madaxbanaan maamulka dowliga, oo soo saara talooyin siyaasadeed,...

Maxaa Laga Ogyahay Sababihii Shariif Sheikh Axmed uu Ku Lumiyay Kursiga Madaxweynaha?

Sanadkii 2012kii waxuu ahaa sanad taariikhi ah oo afartan sanadood ka dib doorasho madaxweyne dalka gudihiisa lagu qabto, taas oo astaan u...

Farmaajo iyo Biixi – Inaan Waxba Laga Qaban Su’aasha Qaranimada Ma Xalbey Moodeyn?

Maalmo uun ka dib shirkii 38aad ee hoggaamiyeyaasha dalalka ku bahoobay ururka IGAD, waxaa magaalada Jabuuti booqasho aan la shaacin ujeeddada kulanka...

Maxaa Kusoo Beegay Mudaaharaadka Hubeysan Maalinta Kenya Loo Jaray Xirrirka?

Waxaa halkii ugu hooseysay gaaray xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kaddib markii ay xukuumadda Soomaaliya qaadday tallaabooyin is xigxiga oo jawaab u...

Ololaha Musharrixiinta Madaxtooyada – Maxaa Ka Soo Baxay Maxaase Laga Filayay?

Dhowr iyo toban musharrax madaxweyne oo November 21, 2020 ​uga furmay shir Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho ​si ay uga arrinsadaan siyaasadda dalka ka hor...

Most Read

Waraysi JAMHURIYADDA ay la yeelatay Takhtar Nazim Masinghi, M.D.

Jamhuriyadda - Waxaan ognahay in tallaalka  AstraZeneca ee Jaamacadda Oxford, inkastoy Guddiga Dawooyinka ee Midowga Yurub ay ku taliyeen sida Ururka Caafimaadka...

Real – World Efficacy Rates for Every COVID-19 Vaccine, Based On Age and Symptoms

By Sissi Cao Moderna, Johnson & Johnson and Pfizer (with the help of Germany’s BioNTech) developed three highly...

Siyaasadda Madasha Badbaado Qaran: Ma Cayaar Jogta Ahba Mise Waa Awood Isbeddel Curin Karta?

Xilli siyaasadda dalka ay cakiran tahay ayaa shirkii koowaad ee Madasha Badbaado Qaran (MBQ) oo ay ku bahoobeen Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, Golaha...

Farriinta Maraykanka Maxay Saamayn Ku Yeelan Karta Xasilinta Soomaaliya?

Maamulka Madaxweyne Joe Biden oo dib u hagaajinaya siyaasadda arrimaha dibedda Mareykanka, ayaa u muuqda inuu Afrika ula dhaqmi doono si ka duwan...