Sunday, May 22, 2022
Home Siyaasadda

Siyaasadda

Soomaaliya: Maangurracan Mugdi Kaama Saaro

Tafiftiraha Jamhuriyadda Soomaaliya ayaa xilligan guranaysa midho qadhaadh, oo ay ka dhaxashay, colaad sokeeye, faraggellin dibadeed, nidaam federaal...

Farmaajo iyo Rooble oo Ku Khamaaraya Soomaaliya Xilligii Ugu Xumaa

Tafiftiraha Jamhuriyadda Qalalaasaha siyaasadeed ayaa galay marxalad halis ah kaddib markii Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu December 26,...

Maxaa Laga Filayaa Qaaddacaadda Doorashada Mucaaradku Ku Gooddinayo?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Siddeed iyo toban bilood ka dib, markii mucaaradka uu muwaaddiniinta ka hor istaagay inay helaan xaqa codbixinta “qof...

Xilka Ka Qaadista Wasiirka Arrimaha Dibedda Ma Saameyn Doontaa Dib u Doorashada Farmaajo?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo isku shaandheyn fudud ku sameeyey Golaha Wasiiradda ayaa xilka si kedis...

Ma Laga Yaabaa in Doorashada Dadban Mar Kale La Docfaruuro?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ku tegay Dhuusamareeb kaddib markii Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu...

Maxaa Ka Dhalan Kara Dastuur Qabya ah, Damac Siyaasiin iyo Dano Shisheeye oo Isku Milmay?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Khilaaf xooggan ayaa Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha soo dhexgalay oo la xiriira Ikraan Tahliil Faarax oo la la’aa tan...

Doorashada Soomaaliya Ma Waxaa Ku Hordamaya Farmaajo iyo Danwadaagta Yurubta Galbeed?

Saciid Cabdisalaam Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Sweden Per Olsson Fridh, ayaa ka soo dhex...

Madaxda Maamul-goboleedyada oo sii Dabray Xulashadii Dadbanayd ee Baarlamaanka Federaalka

AbdulQadir Cariif Qaasim Shirkii Golaha Amaanka ee August 12, 2021 ayaa lagu soo dhaweyay in la gudaggalay doorashooyinkii...

Axmed Madoobe oo Sare u Qaaday Fursadaha Dib-u-xulashada Farmaajo

Saciid Cabdisalaam Codbixin dadweyne waa tiirka ugu muhiimsan nidaamka dimuquraadiyadda ee is xukunka shacabka. Codbixiyaasha waa kuwa go’aamiya nidaamka...

Siyaasiga aan Daafici Karin Danaha iyo Amaanka Qaranka Ma u Qalmaa Madaxweyne Soomaaliyeed?

Saciid Cabdisalaam Soomaaliya waxay u baahan tahay siyaasad difaacda danaheeda qaran ee muhiimka ah, kuwaasoo si adag u...

Natiijada Dacwada Badda Ma Saameyn Doontaa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya?

Horumarka muuqda ee Ra’iisulwasaare Maxamed Xusein Rooble uu ka gaaray u diyaargarowga doorashooyinka ayaa tilmaam u ah in doorashadii dadbaneed goor dhaw la...

Sidee Soomaaliya Uga Gudubtay Jahwareerkii Caqabadaha Doorashada

Tan iyo June 2020 Soomaaliya waxaa ka taagnaa khilaaf ka dhashay nooca doorasho ku qabsoonta wakhtigeeda oo lagu wada-qanacsan yahay. Ismariwaagan ayaa...

Most Read

Xasan Sheikh Ma Heli Doonaa Ra’iisulwasaare Karti iyo Hufnaan Leh

Jamhuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud waxuu la soo baxay guul la yaab leh isagoo noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee...

Sidee Xidhiidhka Soomaaliya iyo Itoobbiya Noqon Doonaa?

Jamhuriyadda Doorashada madaxweynaha 10aad ee Soomaaliyeed oo ahayd mid xiiso badan ayaa si gaar ah loogala socday Geeska...

Turkiye Has Touched Minds and Hearts of Somalis: Somalia’s New President

By Mohammed Dhaysane and Tufan Aktas The president-elect. In an exclusive interview with Anadolu Agency, says Turkiye has...

Xasan Sheikh Maxamuud oo Dib u Qoray Taariikhda Siyaasadda Soomaaliya

Jamhuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Axadda May 16, 2022 loollan adag loogu doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda 3aad ee Soomaaliya,...