Wednesday, April 24, 2024
Home Siyaasadda

Siyaasadda

Hab Dawladeedka Federalism-ka

Habka Federalism-ka, waxaa dunida ku dhaqma dawladdo kala duwan oo ay ka mid yihiin USA, Germany, Switzerland, Russian Federation, United Arab Emirate,...

Magan Allah: Qaraarka QM & Ruqaansiga Soomaaliya

Shirkii Golaha Amaanka ee May 22, 2019 waxaa si buuxda loogu ansixiyay qaraarka 2472 (2019). Go’aankaas, waxaa ka dhashay dood la xiriirta “tarjumada.” Maqaalku wuxuu...

Soomaaliya: Siyaasad Miisaan Leh!

Tan iyo bilowgii Dowladnimada Soomaaliya, Siyaasadda arrimaha dibedda ma dhaliil la'een, inkastoo marar badan, meelaha qaarkood ay guulo ka soo hooysay.

Faallo: Marin Habaabinta Bulshada

Tifaftiraha Jamhuriyadda Burburka dowlada dhexe sanadii 1991 kadib, dalka waxaa uu galay jahawareer siyaasadeed iyo mid amni. Waxaa...

Somaliland: Taariikhda Waqtigaa Qora

Qof iyo ummad, waxay maalmaha sanadka ku suntaan, maalmo u leh farxad amase murugo, sida dhalasho, geeri, xurnimo, quus iyo qab iwm.

Shirka Garoowe: Guul Mise Fashil!

Shirkii Garoowe oo socday muddo 6 casho waxuu ku soo idlaaday natiijo la'aan! Haddaba, maxaa shirka ka dhigay mid madhalays ah?...

Shirka Garowe: Gogol Hagaagsan, Dood Khaldan

Dad badan ayaa u arka shirka Garoowe, fursad muhiim u ah dhismaha dowladnimada, ayagoo u sababaynaya qodobo dhowr ah, sida (B) in...

Waxaan Rabnaa Mustaqbal!

“Mustaqbalkeena ayaa la iibsaday, si tiro yar oo dad ah u samayaan lacag badan oo macquul-ahayn. Anaga ayay lacagtaas inaga xadeen, dadka...

Fallada Wargeyska: Doorasho Xur ah Ma Dhici Kartaa 2020-21?

Tififtiraha Jamhuriyadda Kala duwanaanta aragtida waa bilicda iyo quruxda muuqaalka nolosha aadamaha. Si aragti kala duwanaanta aysan u...

Doorka Oday-dhaqameeydyada dalka

Somaalida waxey leedahay hoggamiye-dhaqameedyo, oo ay caleemo saartaan qabaa’ilka si ay uga xajootamaan wixii dhibaato ah ee beelaha ay ka tirsan yihiin...

Qarannimo aan loo dhammeyn lama helo!

Waxaan taageeraa boliiska deegaankaya, "waxuu ahaa qoraal ku hoos dhaganaa taarkada gaadhi iga horeeya. Xaqiiqdi si lama filaan ah ayuu dareenkayga isu...

Qoobka Ka Ciyaarka Soomaaliya iyo Somaliland

Burburkii dowladda dhexe ee Soomaaliya (1991), cawaaqibkii ka dhashay waxaa ka mid ahaa in gobollada waqooyi ay gooni isu taagaan (18kii May...

Most Read

Shirweynaha QM – Hoggaamiyeyaasha Caalamka oo Kulmay Dunida oo Qalalaase Hareerayey

Jamhuriyadda Shirkii 78aad ee Qaramada Midoobay (QM) oo ay ka maqan yihiin 4 ka mid ah 5 xubnood...

Casharradii Laga Bartay Goobaha Dagaalka Argaggixisada

Jamhuriyadda Dagaal dhiig badan ku daatay oo Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) ku qabsaday Cawsweyne August 26, 2023, ayaa...

Could an Expanded Brics Make the G20 Irrelevant?

By Marco Carnelos With the addition of six new countries - and possibly more to come - the...

Duulaan Wadareedka Safka Hore, Waa Dhalanteed Aan Suuraggal Ahayn

Jamhuriyadda - Magaalada Ceel Buur oo kusoo noqotay gacanta dowladda ayaa dagaalka Al-Shabaab ee Galmudug u rogaysa mid u jahaysan gobollada Jubbaland...