Tuesday, June 15, 2021
Home Caalamka

Caalamka

Markii Ugu Horreysay oo ay Haweeney Hoggaamin Doonto WTO

Hannaanka xulashada Agaasimaha Guud ee Ururka Ganacsiga Addunka WTO ayaa galay wareeggii ugu dambeeyay. Toddobaadkii dhawaa ayaa jagada oo ay u taagnayeen...

Maxaa Laga Ogyahay – Aamina Maxamed oo Safka Hore Ka Gashay Tartanka Hoggaanka WTO

Tartankii hoggaanka Ururka Ganacsiga Addunka WTO oo ay u taagnayeen 8 waddan ayaa la sheegay maalintii Jimcaha September 21, 2020 inay isku...

Yaa Hoggaamin Doona Ururka Ganacsiga Addunka – Kenya Mise Nigeria?

Ururka Ganacsiga Addunka WTO  oo ah hay’adda addunka u qaabilsan xeerarka ganacsiga ayey dayrta dhow soo wajihi doontaa hoggaan la’aan. Agaasimihii Guud...

Xogta Jar Caalimi ah oo Ka Dhalatay Afduubkii Silvia Romano

Silvia Romano oo November 20, 2018 laga qafaashay Kenya, balse 18 bilood kaddib lagu sii daayay Soomaaliya ayaa afduubkeedii dhaliyay, murugo iyo...

Dilka George Floyd oo Furay Albaabada Sharta!

Dalka Maraykanka waxaa gees ka gees ruxay dibadbaxyo ay dhigayaan dadweyne ka caraysan dil ay booliiska Minneapolis (Minnesota) u geysteen George Floyd...

Imaaraadku Maxuu u Sharaystay Midnimada Soomaaliya?

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika Danjire Alexander Rondos oo goor dhow ka hadlayay machadka “Norweygian Institute of International...

Ankara oo Uga Digtay Abu Dhabi Inay Joojiso Siyaasadeeda Burburinta iyo Colaad Shididda

Warbixin qarsoodi ah oo loo soo bandhigay Qaramada Midoobay (QM), ayaa shaaca ka qaadday in qandaraasleyda Ruushka ee Wagner Group ay u...

Iskaashi Sirdoonka Soomaaliya iyo Kuwo Shisheeye oo Suuroggeliyay Siidaynta Silvia Romano oo Iskeeda u Muslintay

Ra’iisul-wasaaraha Talyaaniga Guiseppe Conte ayaa bartiisa tweeterka ku sheegay in la sii daayay Silvia Romano.  November 20, 2018 ayaa siddeed nin oo...

Maxaa Sababay in Maanta Awoodaha Caalamka ay Dibusaaraan Diiradda Soomaaliya?

Toddobaadkii dhawaa Soomaaliya – koofur iyo waqooyiba, waxaa ka dhacayay doodo qaran, haddana waxaa muuqata in ficil celinta siyaasadeed ay dad badan...

Maalgashiga Afrika: Waxaa La Gaaray Waqtigii Reer Galbeedka ay Ku Dayan Lahaayeen Maalgashatada Bariga

Shirweynahii maalgashiga Biriten (UK) iyo Afrika, oo ka dhacay magaalada London January 20, 2020 oo ay ka qayb galeen ilaa 21 hoggaamiye...

Maxaan Ka Baran Karnaa Kacdoonka Bannaanbaxyada Lubnaan iyo Ciraaq?

Dhallinta dunida carbeed, waxay muujiyeen awood, midnimo, iyo maan ay kula xisaabtami karaan siyaasiyiin ku naaxay musuqmaasuq iyo maamul xumo. Haddaba, sidee...

Layla Yusuf oo Ku Guuleysatay Abaalmarin Qiima Leh

Injineeradda Leyla Yuusuf waxay hantiday abaal marin: “Standout Woman Award” oo la siiyay 21 dumar ah oo laga  soo xulay dalka talyaaniga...

Most Read

Tababbarka Eritrea – Ma Arrin Runteeda aan Laga Sal Gaarinbaa?

Toddobaadkii dhawaa Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo sannadkan hoorraantiisii si rasmi ah u shaaciyey in dalka Eritrea ay jiraan dufcooyin...

UAE Takes Measures to Clean its Image as Failing to Stem Money Laundering

The UAE has taken another step in addressing its abysmal record in the proliferation of dirty money through two separate Memoranda of...

Maxaa Keenay Isbeddelka Siyaasadda Imaaraadka ee Soomaaliya – Maxaase Ka Socda Muqdisho?

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku...

African Leaders Must Account for $89 Billion Stolen Annually Under Their Watch

By David Himbara The UN has published a dark report on how Africa is robbed of billions of...