Friday, December 1, 2023
Home Caalamka

Caalamka

Hadal Af Dhaafay oo Qalalaase Diblomaasiyadeed oo Hor Leh Ku Riday Beirut

Tafiftiraha Jamhuriyadda Wareysi laga sii daayey shabakadda al-Jaziira Isniintii October 25, 2021 ayaa kiciyey qalalaase diblomaasiyadeed oo dhexmaray Lubnaan...

Soomaaliya Ma Waxay Haysaa Dhabbihii Afghanistan?

Saciid Cabdisalaam Ciidamada uu tababaray Mareykanka ee Afgaanistan ​​ayaa si dhaqso ah u burburay, kaddib markii ay u...

Sidee Bay Ugu Suuraggashay Imaaraadka Inuu Faraha La Galo Siyaasadda Trump?

CabdulQadir Cariif Qassim Jimcihii July 23, 2021 ayaa lacag dhan 250 malyan doolar oo damiin ah lagu sii...

Haweeneydii Ugu Horreysay ee Afrikaan ah oo Hoggaanka u Qabatay Ururka Ganacsiga Adduunka

Marwo Ngozi Okonjo-Iweala oo labada jeer soo noqatay wasiirka maaliyadda dalka Nigeria ayaa taariikhda gashay kaddib markii ay ku guuleysatay hoggaanka Ururka...

Ciyaarta Khaliijka – Imaaraadka oo Fashilmay, Qadar oon Is-dhiibin iyo Soomaaliya oo La Iibsan!

Talaadadii January 5, 2021 saacado ka dib markii Dooxa laga qaaday xannibaaddii ayaa Amiirka Sacuudiga Maxammed bin Salmaan garoonka diyaaradaha Al-Culaa ku soo...

Doorashada Mareykanka – Codbixiyeyaasha Arizona oo Lugaha Iskugu Dhufatay Donald Trump

Doorashada madaxweynaha Mareynkanka oo dunida oo dhan indhaha ku wada haysay ayaa ku sigatay mid aan la go’aansan karin. Musharraxa dimuqraadiga Joe...

Falanqeyn Xeeldheer – Maraykanka oo Xannibaya Musharraxa Nigeria ee Ururka Ganacsiga Addunka Isagoo Isha Ku Haya Shiinaha

Diidmada Maamulka Madaxweyne Trump ee musharraxa dalka Nigeria waxay jahwareer ku abuurtay hannaankii xulushada ee Ururka Ganacsiga Addunka WTO. Agaasimihii Guud ee ururka...

Doorashada Mareykanka In Trump amase Biden Midkood Ku Guuleysto Maxay Dunita Uga Dhigan Tahay?

Maalinta Talaadada ee November 3, 2020 muwaaddiniinta Mareykanka ee aan weli codkoodii bixin ayaa u dareeri doonaa goobaha codbixinta. Donald Trump oo...

Markii Ugu Horreysay oo ay Haweeney Hoggaamin Doonto WTO

Hannaanka xulashada Agaasimaha Guud ee Ururka Ganacsiga Addunka WTO ayaa galay wareeggii ugu dambeeyay. Toddobaadkii dhawaa ayaa jagada oo ay u taagnayeen...

Maxaa Laga Ogyahay – Aamina Maxamed oo Safka Hore Ka Gashay Tartanka Hoggaanka WTO

Tartankii hoggaanka Ururka Ganacsiga Addunka WTO oo ay u taagnayeen 8 waddan ayaa la sheegay maalintii Jimcaha September 21, 2020 inay isku...

Yaa Hoggaamin Doona Ururka Ganacsiga Addunka – Kenya Mise Nigeria?

Ururka Ganacsiga Addunka WTO  oo ah hay’adda addunka u qaabilsan xeerarka ganacsiga ayey dayrta dhow soo wajihi doontaa hoggaan la’aan. Agaasimihii Guud...

Xogta Jar Caalimi ah oo Ka Dhalatay Afduubkii Silvia Romano

Silvia Romano oo November 20, 2018 laga qafaashay Kenya, balse 18 bilood kaddib lagu sii daayay Soomaaliya ayaa afduubkeedii dhaliyay, murugo iyo...

Most Read

Shirweynaha QM – Hoggaamiyeyaasha Caalamka oo Kulmay Dunida oo Qalalaase Hareerayey

Jamhuriyadda Shirkii 78aad ee Qaramada Midoobay (QM) oo ay ka maqan yihiin 4 ka mid ah 5 xubnood...

Casharradii Laga Bartay Goobaha Dagaalka Argaggixisada

Jamhuriyadda Dagaal dhiig badan ku daatay oo Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) ku qabsaday Cawsweyne August 26, 2023, ayaa...

Could an Expanded Brics Make the G20 Irrelevant?

By Marco Carnelos With the addition of six new countries - and possibly more to come - the...

Duulaan Wadareedka Safka Hore, Waa Dhalanteed Aan Suuraggal Ahayn

Jamhuriyadda - Magaalada Ceel Buur oo kusoo noqotay gacanta dowladda ayaa dagaalka Al-Shabaab ee Galmudug u rogaysa mid u jahaysan gobollada Jubbaland...