Monday, October 19, 2020
Home Ciyaaraha iyo Dhaqanka

Ciyaaraha iyo Dhaqanka

Yaa Eeda Iska Leh Guul Darrada Xulka Qaranka

Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxuu muujiyey guud ahaan ciyaar bilow fiican ah. Haddiise dib loo eego natiijooyinkii ciyaaraha xulka qaranka...

Tababare Bashir Ma Bedeli Doonaa Natiijada Xulka Qaranka

Todobaadkii dhawaa Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa cashar ka soo kororsaday garoonka Xasan Guuleed ee Jabuuti. Kooxda Soomaalida, waxay halkaas...

Olympics: Dhacyoodinkii Taariikhada Beddelay

Damaashaadka Olympiyadda (Olympic) ee aftii sanadoodba mar la qabto, ayaa inta badan waxaa lala xiriiriyaa midnimada, sharfta, cayaaraha fudud, iyo nabada adduunka....

Olympics: Ramla Ma Rayn Doontaa!

Sanadka 2020, tartanka Olimpiyadda (Olympic) waxaa lagu qaban doonaa magaalada Tokyo ee dalka Jaban, bisha July 24da ilaa August 9da. Kulunkaas, waxaana...

Guusha xidigaha Afrika ee “Premier League”

Waa markii ugu horeysay taariikh kubada cagta, oo ay seddax weeraryahan ka soo jeeda Afrika noqdeen gool dhaliyeyaasha ugu sareeya xilli ciyaareedka...

2019 Mogadishu Mini-Marathon

Maalintii Jimcaha Abril 5, 2019 ayaa magaaladda Muqdisho lagu qabtey tartan orod gaaban (3.5 km) oo lagu maamuusayey Maalinta Nabada Adduunka iyo...

Ciyaaraha Fudud: Libin Aan Caadi Ahayn

In ka badan 30 sanadood ayaa ka soo wareegtay, tan iyo markii tartan orod caalami ah, uu ciyaartoy Soomaaliyeed oo ku tartamaya...

Wareysi: Cali Cusmaan iyo Isboortiga

Waxaan fursad u helnay inaan wareysi gaar ah la yeelano Dr. Cali Cusman Cali - Gudoomiyaha Isboortiga Atlanta (USA). Cali wuxuu safka...

Cafiif: Boqorka Caawi Yaha

Sanadba sanadka ka dambeya waxaa soo caan baxaya cayaaryahan kor u qaada magaca Soomaalida. Sanadkaan 2019ka, waxaa ciyaaraha Aasiya ku soo ifbaxay...

Most Read

Markii Ugu Horreysay oo ay Haweeney Hoggaamin Doonto WTO

Hannaanka xulashada Agaasimaha Guud ee Ururka Ganacsiga Addunka WTO ayaa galay wareeggii ugu dambeeyay. Toddobaadkii dhawaa ayaa jagada oo ay u taagnayeen...

Gorgortankii Heshiiska Dedekeda Xamar ee Shirkadda Albayrak

Dowladda Federaalka ayaa toddobaadkii dhawaa shirkadda Albayrak heshiis kula gashay 14 sanadood dib u maamulista dekedda Xamar (Muqdisho). Sanadkii 2014kii ayaa maamulkii...

Yaa Carqaladeynaya Dadaallada Sii Daynta Dhakhaatiirtii Kuuba?

Wakaaladda warbaahinta “The Associated Press” oo soo xiganaysa saraakiil Soomaaliyeed oo aan la magac dhabin ayaa maalintii Arbacada October 8, 2020 soo...

Mamnuucida Bacaha Balaastigga ah Waxtar Ma u Leedahay Qaaradda?

Marka ay taarikhdu ahayd August 28, 2017, ayay dowladda Kenya hirgelisay sharci dalkeeda looga mamnuucay soo saarista, ka ganacsiga, iyo adeegsiga bacaha...