Sunday, September 26, 2021
Home Dacwada Badda

Dacwada Badda

Dacwada Badda: Kenya Ma Ku Heli Kartaa, Ruqsa Bixinta Baarista Shidaalka, Xuquuqda Dhul-Badeed Aysan Lahayn?

Maxkamadda ICJ ayaa soo saartay jadwalkii dhageysiga dacwada Kenya iyo Soomaaliya iyadoo Soomaaliya u madashay inay soo bandhigto mudaca inta u dhexeysa...

Kenya Frames Somalia as Intruder in the Maritime Dispute

By Osman Mohamed, Hussein Hussein and Jaylani Qassim A maritime dispute case concerning Somalia-Kenya maritime border delimitation is...

Dacwada Badda – Maxay Kenya u Sugi La’dahay Go’aanka Maxkamadda ICJ?

Toddobaadkii dhawaa waxaa soo yeertay in dalka Turkiga uu dhexdhexaadin doono Soomaaliya iyo Kenya xilli Maxkamadda ICJ laga filayo inay qaraar ka...

Maxay Dowladda Soomaaliya Uga Furi Waayday Baaritaan Madaxbannaan Dhacdada Badda?

Toddobaadkii dhawaa ayey Kenya oggolaatay ugu dambeystii inay hortimaaddo Maxkamada Caddaaladda Caalamiga ICJ (March 15 -19, 2021) tan iyo markii August 28, 2014...

Dacwada Badda Muran Siyaasadeed Ma Gasho

Bartamihii​ May ayaa maxkamadda ICJ warqad sumaddeedu tahay 2020/13 u kala dirtay Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo ku wargelineyso in dib loo dhigay...

Dacwada Badda: Lixdan Maalmood Ka Hor Garta Maxkamada ICJ

Maxkamadda ICJ ayaa June 8, 2020 u madlan inay dhegaysato doodda Soomaaliya iyo Kenya. Inkastoo difaaca Soomaaliya aysan ka soo muuqan doonin...

Kenya: Ugaarsiga Kheyraadka Soomaaliya

Todobaadkii dhawaa, dowladda Kenya waxay baafisay inay olole diblomaasiyadeed ku qaadi doonto dalal ku yaal qaaradaha Afrika, Yurub iyo Bariga Dhexe, si...

Kenya: Sheegashada Badda Soomaaliya

Xisbiga “Jubilee” ee ugu aqlabiyadda badan Kenya, ayaa baarlamaanka horgeeyay mooshin ay ku doonayaa in dowladda awood loo siiyo, inay cudud ku...

Dacwada Badda – Afar Sanadood Kadib

Maxaa Ku Kalifay Dowlad Ku-Meel-Gaar ah Inay Heshiis Caalami ah Gasho

Most Read

Xukunka Maxkamadda ICJ Xageebuu u iilan Doonaa?

AbdulQadir Cariif Qaasim Xukunka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo in muddo ah la sugayey ayuu Sebtember 20,...

Waa Maxay Ujeeddada Ka Dambeysa Duullaanka Lagu Beegsanayo Jiritaanka Sirdoonka Qaranka?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Fahad Yaasiin iyo Hay’adda Nabadsugida NISA ayaa wajahaya duulaamo siyaasadeed iyo mid sirdoon oo uga imanaya...

In Escalation over Submarine Deal, France Recalls Envoys from U.S. and Australia

By John Irish and Colin Packham, David Brunnstrom, & Humeyra Pamuk PARIS/CANBERRA/WASHINGTON, Sept 17 (Reuters) - France plunged into an unprecedented diplomatic crisis with the...

Muuse Suudi iyo Dottor Dufle oo Doorasho Hufan ku Harqiyey Rajadii Daaci iyo Tarzan

Tafiftiraha Jamhuriyadda Badanaa ciyaaraha kubadda cagta ayaa ka dhaliya bulshada dhexdheeda muran kulul oo socda bilooyin. Marka laga...