Sunday, January 29, 2023
Home Dhaqaalaha

Dhaqaalaha

Waa Maxay Ifafaalaha Deyncafinta Soomaaliya?

Bankiga Adduunka iyo Hay’adda IMF ayaa Khamiistii February 13, 2020 shaaciyay in ay tixgelin doonaa uqalmidda Soomaaliya barnaamijka deyn cafinta gaarka ah...

Shaxda Erdogan iyo Shidaalka Soomaaliya!

Soomaaliya ayaa mar kale u tallaaba-qaadday ​ka faa'iidaysiga kheyraadka shiidaalka, kaddib markii Aqalka Sare ee Baarlamaanka uu ansixiyay January 6, 2020 Sharciga Batroolka dalka. Walow...

Soomaaliya: Shati Bixinta Barta Ugu Xiisaha Badan Baarista Shidaalka Xeebaha Afrika

Wasaaradda Shidaalka iyo Macdanta ee Dowladda Federalka Soomaaliyeed waxay dhawaan soo saartay tilmaamo qeexaaya baarista iyo soo saarista shidaalka dalka (AP News...

Deyn Cafinta Soomaaliya: Yaa Lugta Haya?

December 11, 2019 wargeyska “Foreign Policy,” wuxuu qoray in qorshahii deyn ka cafinta Soomaaliya laga yaabo inay dib u dhacdo, sababo la...

Devastating Floods Impact Beled Weyne Again

Beled Weyne, Somalia has been impacted by yet another major flood in the past few weeks. More than 200,000 residents have been impacted, some...

Washington: Soomaaliya oo Dunida La Hortagtay Qaran Xisaabtami Kara

Shir sanadeedkii Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Maaliyadda Caalamka (IMF) ayaa October 14 ilaa 20, 2019 lagu qabtay magaalada Washington ee dalka Mareykanka....

Dowladda Soomaaliya Ma Ku Xujoobi Doontaa Waxbarasha La’aanta Jiilka Da’da Yar!

Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa magaaladda Addis Ababa ka socday kulammo wax ku ool ah oo dhexmaray Hay’adaha Maaliyadda Adduunka (IMF iyo...

Bal Adba ii Sheeg Waxa Jabuuti Lagu Qooshayo!

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi - Farmaajo ayaa August 2019 ku tegay dalka Jabuuti booqasho hawleed. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamuud...

Hobyo: Deked Aan Xaraash Ahayn

Soomaaliya waxay u muuqataa inay dib ugu soo noqotay xeendaabkii dowladnimada, ka dib markii muddo dheer ay dhex dabaalaneysay xasilooni darro siyaasadeed,...

Soomaaliya: Kuma Khasaarin Washington

Madashii Guga ee Sanadlaha ahayd ee IMFta iyo Kooxda Bangiga Adduunka oo Abril 12 -14, 2019 lagu qabtay Washington DC, ayaa waxaa...

Miraha Sharciga Isgaarsiinta

Waxaa La Soo Gaaray Waqtigii Shacabku Guran Lahaayeen Miraha Sharciga Isgaarsiinta - W. Q. Eng Cabdi Cashur Xasan

Bakhtinta Kalluumeysiga Shiinaha

Dood isku dhafan ayaa ka dhalatay ruqsad bixintii kalluumeysiga Soomaaliya ee December 2018kii. Inkastoo aan la ogayn inta shirkadood ee u tartantay,...

Most Read

Laas Caanood Ma Go’aamin Doontaa Masiirka Ummadda Soomaaliyeed oo Idil?

Jamhuriyadda Toban iyo shanti sano (2007) oo ay Somaliland maamulaysay waxaa ka dhacayay Laas Caanood dilal lagu beegsanayay...

Laas Caanood: Kacdoonka Buluugga Fariin Caynkee ah ayuu Sidaa?

Jamhuriyadda Odoroska waa saadaalin ama malayn waxa dhici kara mustaqbalka, iyadoo sal looga dhigayo xisaabin cilmiyeed, ama isu geynta xaaladaha...

Xaaladda Koonfur Galbeed – Shirka Dibuheshiisiinta Siyaasiyiinta Gobolka

Jamhuriyadda Xaaladda kacsan ee Koonfur Galbeed (KG) ma aha mid haddeer billaabtay.  Runtii waxay billaaabatay bishii Diseembar 2018,...

No More – Diblomaasiyadda Midowga Yurub ee Xasarado Abuurka ah 

Jamhuriyadda Warbixin hoosaad Midowga Yurub uu ku baadiggoobayay xiriirka Afrika oo ay ka qaybgaleen diblomaasiyiinta waddamada Yurub u...