Monday, June 14, 2021
Home Dib U Eegis Buug

Dib U Eegis Buug

Faallo La Xiriirta Buugga “Maps of Exile – Hassan Ghedi Santur”

Buuggan (Maps of Exile,” Warscapes Magazine, 2nd edition, 2017) waa midkii labad oo uu qoray Xasan Geeddi Santuur, ma na aha bug...

Faallo La Xirirta Buuga: Pourquoi Tu Danses Quand tu Marches – Maxaad Sinta u lushaa marka aad soctid?

Buugga Pourquoi Tu Danses Quand tu Marches, Abdourahamn A. Waberi, J.C. Lattes, Paris, France 21.08.219 -  (Maxaad Sinta u lushaa marka aad...

Faallo La Xiriirta Buugga “The Youth of God”

Dhacdooyinka sheekada (The Youth of Good, Hassan Ghedi Santur, Mwenzi House Publisher, Toronto, Ca 2019 - 2nd Edition, Novel, 208 pages) badidooba...

Taariikh Nololeedka Hassan Ghedi Santur

Qoraaga  magaciisa marka la adeegsado higgaadda af-Soomaaliga waa Xasan Geeddi Santuur.  Magacan ayaan u adeegsanaynaa taariikh nololeedkiisa iyo falanqayanta bugaagtiisa.

Faallo La Xiriirta Buugga “Transit”

Bugga asliga ah wuxuu ku qoran yahay, sida qoraallada Waberi oo idil, afka Faransiiska. Innakuse waxaan addegsannay tarjumada af ingiriiska . Qoraaga...

Taariikh Nololeedka Cabdiraxman Cali Waabberi

Cabdiraxmaan A. Waabberi wuxuu ku dhashay magaalada Jabutti, Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti 20-ka Juulay 1965, laba iyo toban sano ka hor inta uusan...

Nuuruddiin Faarax Ma ka Dhabeeyay Riyadii Keenaddiid?

Konton sano ayaa kasoo wareegatay sannadkii (1970) uu halyayga iyo aabbaha qoraayaasha Soomaaliyeed Nuuruddiin Faarax nasoo hordhigay sheekada mala-awaalka ah ee gabadha...

Faallo Buugga: Hubsiimo Hal Baa La Siistaa

Qoraaga buugaag badan ayuu ka qoray, (xitaa wuxuu qoray buugaag kale oo isla maowduuca buugga aan soo xulnay ah), balse sababta aan...

Taariikh Nololeedka Georgi Kapchits

Qoraaga wuxuu dhashay 1939, dhalashadiisa waa Ruush, wuxuuna ku qalin jabiyay Cilmiga Afafka (Linguistics) Jaamacadda Qaranka ee Moskow machadkeeda Daraasadaha Asiya iyo...

Faallo Buugga: SHEEKO-BARALEY

Buugga Cabdulqaadir Nuur Xuseen “Maax”(Daabacay:Hormuud Telecom, Muqdisho) wuxuu ka kooban yahay 77 sheekaxariirooyin ama sheekabaraley oo uu qoraagu soo uruuriyay soona xulay...

Taariikh Nololeedka Qoraa Cabdulqaadir Nuur Xuseen (MAX)

Cabdulqaadir Nur Xussen (Maax) waa qoraa, suugaanley, aqoonyahan aad u xeeldheer ku sugan Dalka gudighiisa. Wargeyska Jamhuriyadda ma aysan u suurtoobin inay...

HIGGAADDA AF-SOMAALIGA – Casharka 3AAD

Casharkan waxuu la xiriiraa xeerarka laba xaraf oo ka mid ah kooxda 2aad ee xarfaha  labalaabma, oo aan ku soo jeedinnay casharkii...

Most Read

Tababbarka Eritrea – Ma Arrin Runteeda aan Laga Sal Gaarinbaa?

Toddobaadkii dhawaa Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo sannadkan hoorraantiisii si rasmi ah u shaaciyey in dalka Eritrea ay jiraan dufcooyin...

UAE Takes Measures to Clean its Image as Failing to Stem Money Laundering

The UAE has taken another step in addressing its abysmal record in the proliferation of dirty money through two separate Memoranda of...

Maxaa Keenay Isbeddelka Siyaasadda Imaaraadka ee Soomaaliya – Maxaase Ka Socda Muqdisho?

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku...

African Leaders Must Account for $89 Billion Stolen Annually Under Their Watch

By David Himbara The UN has published a dark report on how Africa is robbed of billions of...