Friday, July 23, 2021
Home Dib U Eegis Buug

Dib U Eegis Buug

Taariikh Nololeedka Qoraa Cabdulqaadir Nuur Xuseen (MAX)

Cabdulqaadir Nur Xussen (Maax) waa qoraa, suugaanley, aqoonyahan aad u xeeldheer ku sugan Dalka gudighiisa. Wargeyska Jamhuriyadda ma aysan u suurtoobin inay...

HIGGAADDA AF-SOMAALIGA – Casharka 3AAD

Casharkan waxuu la xiriiraa xeerarka laba xaraf oo ka mid ah kooxda 2aad ee xarfaha  labalaabma, oo aan ku soo jeedinnay casharkii...

Faallo buugga: IL COMANDANTE DEL FIUME (Baxaar)

Buuggani waa midkii 2aad ee qoraaga, Ubax Cristina Cali Faarax (IL COMANDANTE DEL FIUME, 66th and 2nd, 2014, Rome, Italy). Buugga magaciisa...

FAALLO LA XIRIIRTA BUUGGA: Little Mother (Habaryar)

Buugga waxay Kiristina Ubax Cali Faarax ku curisay Af-Talyaani (Madre Piccola, Frassinelli, 2007), ka dibna 2011-kii waxaa loo rogay Af-Ingiriiis (Little Mother...

Taariikh Nololeedka Ubax Cristina Farah

Cristina Ubax Ali Farah (CF) waxay ku dhalatay magaalada Verona ee waqooyi- Bari dalka Talyaaniga 1973, waxaana iska dhalay aabbe Soomaali ah...

Faallo Buugga: The Last Camel

Buuggan (The Last Camel, True Stories of Somalia, Lawrenceville, NJ: The Red Sea Press Inc., pp 231, 1997) waxaa qortay Jeanne ...

Taariikh Nololeedka Qoraa Jeanne D’Heam

Jeanne D’heam waa bare Maraykan ah oo ku takhasustay waxbarista ardada u baahan waxbaris gaarka ah, sida ardayda qabta Autism. D’Heam waxay...

FAALLO BUUGGA: BLACK MAMBA BOY

Nadiifa Maxamed waxay hordhaca sheekada u digaysaa akhristayaasha inuu buuggani (Black Mamba Boy, Harper, 2010) yahay taariikh nololeedkii aabbeheed oo ay ugu...

Faallo La Xiriirta Buugga: The Orchard Of Lost Souls

Buggani waa buggii labaad ee Nadiifa Maxamed (The Orchard Of Lost Souls ee Nadiifa Maxamed, Simon & Shuster, UK, 2013), sida aan...

Taariikh Nololeedka Qoraa Nadiifa Maxamed

Nadiifa Maxamed waxay ku dhalatay magaalda Hargeysa, Dalka Soomalida 1981-kii. Nadiifa oo da’ yar ayaa loo la soo qaxay iyada iyo...

Faallo Buugga: HIDING IN PLAIN SIGHT

Buuggani waa midkii 12aad bug sheeko oo uu Nuruddiin qoro (HIDING IN PLAIN SIGHT - N.F. Riverhead Books, NY,2014), waxaana ka dambeeyay:...

Faallo Buugga “Asraarta”

Buggan waa sheekada dheer ee 8ad oo uu qoray Nuraddiin Faarax (Farah, Nuruddin, Secrets, New York: Arcade Publishing, 1998), waana midka uu...

Most Read

Siyaasiga aan Daafici Karin Danaha iyo Amaanka Qaranka Ma u Qalmaa Madaxweyne Soomaaliyeed?

Saciid Cabdisalaam Soomaaliya waxay u baahan tahay siyaasad difaacda danaheeda qaran ee muhiimka ah, kuwaasoo si adag u...

Why US Policy on Ethiopia and Horn of Africa is Flawed

By Yohannes Gedamu The author is a Ph.D. lecturer of Political Science at Georgia Gwinnett College in...

Here’s How Kenya, Somalia Can Restore Ties

By Abdiwahab Sheikh Abdisamad The author is the Executive Director of the Institute for Horn of Africa...

Soomaaliya Xaq Ma u Leedahay Inay Diido Soo Jeedinta Midowga Afrika ee Hawlgalka AMISOM?

Cabdulqaadir Cariif Qaasim Waqtiga hawlgalka AMISOM oo ku dhow gabagabo ayaa muran abuuray. Talaadadii July 13, 2021 ayaa...