Tuesday, June 15, 2021
Home Faallada Tafaftirka

Faallada Tafaftirka

Faallo: Isbedel Ka Soo Ifbaxay Tabta Siyaasadda Farmaajo iyo Khayre

Magacaabista afar taliye ciidan iyo duqa caasimadda Muqdisho, waxay ku abuurtay baraha bulshada iyo goobaha lagu gorfeeyo siyaasadda dalka hadalhayn badan. 

Faallo: Siyaasi Laba Jinsiile ah Dalka Ma Hoggaamin!

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda “Villa Somalia,” ayaa ku soo kordhiyay siyaasadda qaranka dood xiiso leh​, haddana timid waqtigii ku haboona. Warku...

Faallo: Jawiga Siyaasadda Galmudug

Tan iyo markii uu Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug ee Soomaaliya Axmed Ducaale Geelle – Xaaf iyo kooxda Ahlu-Suna ay ogolaadeen in la wada...

Faallo: Marin Habaabinta Bulshada

Burburka dowlada dhexe sanadii 1991 kadib, dalka waxaa uu galay jahawareer siyaasadeed iyo mid amni. Waxaa arrinkaas barbar socday dadaalo ay dad...

Faallo: Saxaafad Ma Dhalays ah

Saxaafadda waa mid ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan dimoqraadiyadda ee lagu ilaaliyo jiritaanka talo wadaaga, helitaanka maamul hufan iyo qaranimadda.

Fallada Wargeyska: Doorasho Xur ah Ma Dhici Kartaa 2020-21?

Kala duwanaanta aragtida waa bilicda iyo quruxda muuqaalka nolosha aadamaha. Si aragti kala duwanaanta aysan u sababin khilaaf keena burbur iyo masiibo...

Kenya: Diblumaasiyadda Been Abuurka

Faallada Wargeyska: Saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay, dunidda waxay goobjoog ka ahayd dhacdo been abuur, oo ku...

Qoraa: Nuruddiin Faarax

Nuruddiin X. Faarax waa hormuudka qooraalyahanada Af Soomaaliga ku hadla, gaar ahaan kuwa ku qora afafka qalaad. Wargeyska Jamhuuriyadda wuxuu rajaynaayaa inuu...

Most Read

Tababbarka Eritrea – Ma Arrin Runteeda aan Laga Sal Gaarinbaa?

Toddobaadkii dhawaa Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo sannadkan hoorraantiisii si rasmi ah u shaaciyey in dalka Eritrea ay jiraan dufcooyin...

UAE Takes Measures to Clean its Image as Failing to Stem Money Laundering

The UAE has taken another step in addressing its abysmal record in the proliferation of dirty money through two separate Memoranda of...

Maxaa Keenay Isbeddelka Siyaasadda Imaaraadka ee Soomaaliya – Maxaase Ka Socda Muqdisho?

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku...

African Leaders Must Account for $89 Billion Stolen Annually Under Their Watch

By David Himbara The UN has published a dark report on how Africa is robbed of billions of...