Monday, May 16, 2022
Home Diblomaasiyadda

Diblomaasiyadda

Diblomaasiyadda Hiil Walaal Ma Laysku Hallayn Karaa

Jamhuriyadda Shirweynihii 35aad ee Midowga Africa oo Axaddii February 6, 2022 lagu soo gabagabeeyay Addis Ababa ayaa waxyaabihii...

Maxaa Loo Bartilmaamsanayaa Markabka Turkiga?

Jamhuriyadda Qoraal uu daabacay February 10, 2022 wargeyska Nordic Monitor oo ka soo baxa Stockholm ayaa lagu sheegay...

Midowga Yurub oo Didday Maalgelinta AMISOM-ta Cusub Haddii aan Loo Oggolaanaynin Badda Soomaaliya

Tafiftiraha Jamhuriyadda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa January 22, 2022 isku afgartay dibuhabaynta AMISOM oo waqtigeedu ku eg...

Danjiraha Cusub ee Maraykanka Ma u Furi Doonaa Baal Cusub Xidhiidhka Soomaaliya iyo Maraykanka.

Tafiftiraha Jamhuriyadda Sanad kaddib markii Larry E André loo soo magacaabay Safaaradda Mareykanka u fudhida Soomaaliya ayuu January...

Soomaaliya oo Madax Wareer Ka Qaaday Diblomaasiyadda Gergerka Imaaraadka

Tafiftiraha Jamhuriyadda Imaaraadka Carbeed oo diblomaasiyad gerger (sadaqo) u adeegsanaya dib u hagaajinta xidhiidhkii kala dhexeeyey Soomaaliya ayaa...

Waa Maxay Ujeeddada Ka Dambeeysa Calaacalka Hawlgalka “Atlanta” ee Midowga Yurub?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Toddobaadkii dhawaa ayaa wargeyska Euobserver qoray in howlgalka Midowga Yurub ee “Atlanta” uu halis ugu jiro...

Ficiltanka Mareykanka iyo Shiinaha Saameyn Ma Ku Yeelan Doontaa Doorashada Soomaaliya?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Ergaga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa sagaal bilood ka dib...

Maxaa Sababay Iscasilaada Ra’iisulwasaare Xamduuk?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Iscasilaadda Ra’iisulwasaare Cabdalla Xamduuk ayaa qalalaase hor leh gelisay dimuqraadiyaddii Sudan. Tillaabada oo timid wax ka...

Muqdisho iyo Midowga Afrika – Ma Heli Doonaan Hab La Isku Waafaqsan Yahay?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo waqtigiisii gabagabo yahay ayaa dibuhabayntiisii weli la isku mari la’yahay....

Mareykanka Ma Hawlgelin Doonaa Dekedda Berbera?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Wafdi matalayay shaqaalaha “Congress”-ka Mareykanka ayaa socdaal ku tegay Isniintii December 13, 2021 magaalada Hargeysa xilli...

Diblomaasiyadda Qadar Qulqulaysa Saameyn Ma Ku Yeelan Doontaa Doorshada Soomaaliya?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo malmo ka hor Ankara kula kulmay Amiirka Abu Dhabi Maxammed...

Golaha Amniga ee QM: Soomaaliya oo Gaashaanka u Daruurtay Ciidamaynta Biyaha Baddeeda

Tafiftiraha Jamhuriyadda Dowladda Soomaaliya ayaa Jimcihii December 3, 2021 diidday “ciidamaynta biyaha baddeeda” kana codsatay Guddiga Amniga Qarammada...

Most Read

Qalbi Dhagax Ma Garawsan La’yahay Dabinta Mise Shisheeye ayuu u Adeegayaa?

Jamhuriyadda Cabdikariin Sheikh Muuse Qalbi dhagx wuxuu ka mid ahaa hoggaanka ONLF oo ahayd jabhad xurayn. Sida jabhadaha...

Ma Laga Yaabaa in Madaxweyne Hore Dib Loo  Soo Doorto?

Jamhuriyadda Soomaaliya waxay May 15, 2022  u jihaysan tahay sanadkii saddexaad oo  doorashada madaxweynaha lagu qabto dalka gudahiisa burburkii kaddib. Dhammaan 329ka...

Khayre oo Saadda Ugu Leh Tartamayaasha Madaxweynaha?

Jamhuriyadda Xil isku wareejintii Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheikh Aadan Madoobe) iyo Maxamed Cabiraxmaan Mursal ayaa u gogolxaartay...

Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Ma Qeexi Doontaa Halka Siyaasadda Dibedda Mari Doonto?

Jamhuriyadda Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa dhawaan musharrixiinta ugu cadcad doorashada ka dhex dooran doona hoggaamiyaha afarta sanadood...