Wednesday, January 26, 2022
Home Diblomaasiyadda

Diblomaasiyadda

Maxaa Keenay Isbeddelka Siyaasadda Imaaraadka ee Soomaaliya – Maxaase Ka Socda Muqdisho?

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku...

Dabeesha Isbeddelka Geeska Afrika iyo Go’doominta Itoobbiya Maxaa Ka Dhalan Kara?

Khamiistii May 27, 2021 ayaa Madaxweyne Cabdel Fattaax al-Sisi ku tegay Jabuuti booqashadii ugu horraysay ee madaxweyne Masaari ah uu weligiis ku...

Xidhiidhka Soomaaliya iyo Jabuuti: Karka Maxaa Keenay?

Toddobaadkii dhawaa oo loo caleemasaarayey Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle xilhayntii shanaad ee madaxtooyada dalkaas ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka...

Dowladda Kenya oo Diblomaasiyad Khasab ah iyo Carqaladeyn Wax Ku Raadineysa!

Maalmo uun ka dib markii Soomaaliya ay dib u soo celisay xidhiidhkii diblomaasiga ee dowladda Kenya ayey Nairobi xayiraad lamafilaan ah ku...

Maxaa Ka Dhalan Kara Shirkii Afar Geesoodka ahaa ee Ku Dul Furnaa Cimradii Rooble?

Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa safar aan horey loo shaacin ku tegay Boqortooyada Sacuudiga Jimcihii May 7, 2021....

Maxaa Ka Dambeeya Dib u Soo Celinta Xidhiidhka Diblomaasiyadeed ee Kenya?

Soomaaliya oo faraggelinta arrimaheeda gudaha awgeed muddo ku dhow lix bilood xidhiidhka u jartay dowladda Kenya ayaa May 6, 2021 dib u...

Shaxda Yurubta Galbeed iyo Burburka Soomaaliya Maxaa Ka Dhexeeya?

Bilo isqabqabsi ahaa kaddib, magaalada Muqdisho waxaa dulsaaran middi daabkeedu aysan ku jirin gacan Soomaali lana malaysan karin meesha ay mudayso. Qalalaasaha...

Diblomaasiyad Hufan: Ma Dabaqaban Doontaa Xidhiidhka Soomaaliya iyo Mareykanka?

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saxiixay sharci lagu muransan yahay oo kordhinaya muddo xileydkiisa iyadoo aan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka la...

Farriinta Maraykanka Maxay Saamayn Ku Yeelan Karta Xasilinta Soomaaliya?

Maamulka Madaxweyne Joe Biden oo dib u hagaajinaya siyaasadda arrimaha dibedda Mareykanka, ayaa u muuqda inuu Afrika ula dhaqmi doono si ka duwan...

Kenya oo u Dhabarjeedisay Mucaaradka Soomaaliya!

Hotelka “Xanadu Collection” ee ku dhexyaalla xeendaabka Xalane ayaa looga dhawaaqay isbahaysi loogu wanqalay Madasha Badbaado Qaran. Madashan ayaa kulmisay kooxaha Farmaajo...

Jabka Fallaagaddii Weerartay Belad-Xaawo Waxay Bannaanka Keenay Dhagar Dadnayd!

Guddiga xaqiiqo raadinta ee loo xil-saaray baarista jabhad ka dhan ah Soomaaliya oo lagu hubeynayo degmada Mandheera ee Kenya, ayaa soo bandhigtay...

Sheeko Madmadow Leh – Maxay Soomaaliya Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?

Jimcihii January 2, 2021 waxaa si rasmi ah u bilaabmay muddadii labada sanadood ahayd (2021-2022) ee Kenya ay xubin aan joogto ahayn...

Most Read

Yaman: Duullaanka Lagu Qaadayo Abu Dhabi Nabad Ma Ka Dhalan Doontaa?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Danjiraha Imaaraadka u fadhiya Washington ayaa Arbacadii January 19, 2022 si rasmi ah u qirtay markii...

Damaca Kenya iyo Dib U Soo Cusboonaysiinta Muranka Badda?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Horrantii January 2022, ayuu wargeyska Business Daily oo ka soo baxa Nairobi qoray inuu James Ng’ang’a...

Nepotism: Political Dynasties Fueling Crises in Africa, Analysts Say

By Chrispin Mwakideu Political dynasties are not new, with families grooming and later handing over power to their offspring....

Waa Maxay Ujeeddada Ka Dambeeysa Calaacalka Hawlgalka “Atlanta” ee Midowga Yurub?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Toddobaadkii dhawaa ayaa wargeyska Euobserver qoray in howlgalka Midowga Yurub ee “Atlanta” uu halis ugu jiro...