Monday, May 16, 2022
Home Diblomaasiyadda

Diblomaasiyadda

Fadeexaynta Qadar iyo Fashilinta Soomaaliya

Wargeyska “The New York Times,” ayaa qoray warbixin la xiriirta in qarax ka dhacay magaalo xeebeedka Boosaaso, ay ka dambaysay dowladda Qadar (Qatar). 

Yaa Faafiyay Beenta Kenya!

Kadib marki Gas laga helay Tanzania iyo Mozambique, shidaal yarna laga sheegay badda Kenya, ayaa khubarada jiyoolojida (geologist) waxay isku raaceen “meeshi...

Xogta Xiisadda Diblomaasiyadda Gini iyo Soomaaliya

Toddobaadkii dhawaa, Jamhuuriyadda Guinea (Gini) waxay siyaasadda dalka ku soo biirisay madaxwareer hor leh oo gaaray in xiriirkii diblomaasiga loo jaro.

Kenya Ma Afgobaadsigii Danjire McCarter Ayey Miciin Bidday!

Maxkamadda ICJ ayaa shaaca ka qaaday in kiiskii Soomaaliya iyo Kenya la qaadi doono inta u dhexeysa September 9 ilaa 13, 2019....

Itoobiya oo Wajahaysa khatar Amni

Afgembigii dhicisobay ee ka dhacay dalka Itoobiya waxuu soo shaac bixiyey khilaafka ka dhaxeeye qowmiyadaha iyo degenaansho la'aanta siyaasada Itoobiya.

Kenya: Riyo Rumoobi La’

Markasta oo xukunka dacwada uu soo dhawaado, xiisadaha u dhexeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa sii kordhaya. Haddaba, waxaa mudan in lays weydiiyo,...

Caqabadaha Siyaasadda Dibedda

Sidaan qormadii “Siyaasad Miisaan Leh,” ku soo falaqaynay siyaasadda arrimaha dibedda awoodaha iyo xeeladaha ay ku howlgasho waxaa ka mid...

Kenya oo Madaxa Darbi La Dhacday

Kenya waxay xayiraad ku soo rogtay ergadii Soomaalida, ee ka qayb geli lahaa shir Nairobi looga arrinsanayay iskaashiga xuduudaha Geeska Afrika, May 21, 2019....

Kenya: Jahawareer Sii Kordhaya

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay, isbahaysiga iyo iska horjeedka jawiga dowladdaha Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya ayaa si aad ah isku bedelayay.

Kacdoonka Sudan Maxaa Xigi Doona?

Awoodda shacabka ayaa leh, waana cudud burbur iyo dhismo keeni karta, kuna xiran hadba hoggaaminta dalka uu helo.

Kenya: Afkiibaa Juuqda Gabay

Ismaandhaafka Kenya iyo Soomaaliya oo gaaray heer halis ah, ayaa keenay in Ra’iisul-wasaare Axmed Aby iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta iswaydaarsadaan aragtidooda gobolka, xilli ay...

Kenya: Diblumaasiyadda Been Abuurka

Faallada Wargeyska: Tifaftiraha Jamhuriyadda Saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay, dunidda waxay goobjoog ka...

Most Read

Qalbi Dhagax Ma Garawsan La’yahay Dabinta Mise Shisheeye ayuu u Adeegayaa?

Jamhuriyadda Cabdikariin Sheikh Muuse Qalbi dhagx wuxuu ka mid ahaa hoggaanka ONLF oo ahayd jabhad xurayn. Sida jabhadaha...

Ma Laga Yaabaa in Madaxweyne Hore Dib Loo  Soo Doorto?

Jamhuriyadda Soomaaliya waxay May 15, 2022  u jihaysan tahay sanadkii saddexaad oo  doorashada madaxweynaha lagu qabto dalka gudahiisa burburkii kaddib. Dhammaan 329ka...

Khayre oo Saadda Ugu Leh Tartamayaasha Madaxweynaha?

Jamhuriyadda Xil isku wareejintii Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheikh Aadan Madoobe) iyo Maxamed Cabiraxmaan Mursal ayaa u gogolxaartay...

Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Ma Qeexi Doontaa Halka Siyaasadda Dibedda Mari Doonto?

Jamhuriyadda Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa dhawaan musharrixiinta ugu cadcad doorashada ka dhex dooran doona hoggaamiyaha afarta sanadood...