Friday, January 15, 2021
Home Gudaha

Gudaha

Shirka Puntland Ma Wadatashibaa Mise Waa Kalatashi!

Waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” oo uu soo agaasimay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo...

Haramcad Miyaa Harsanaya Beled-Xaawo!

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya (XDS) iyo Ciidanka Daraawiishta Boliiska ayaa soo afjaray dagaal aad u adag oo ay la galeen maleeshiyo daacad...

Axmed Gurey, Halyaygii Caabbiyay Duullaankii Burtiqiiska

W.Q. Ufuk Necast (Tashji), PhD candidate, Turkey. Maqaalka waxaa hore u daabacay wargeyska TRT World Magazine, Turkey 21.1.2020 Axmed...

Faallo: Casharka Laga Bartay Doorashada Galmudug

Doorashadii madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug oo si nabad leh uga dhacday magaalada Dhuusamareeb February 2, 2020 ayaa waxaa ku soo baxay Mudane Axmed...

Damaca Ahlu-Sunna Daawo Ma Loo Waayay?

Kaddib bilo iyo maalmo uu gorgortan siyayaasadeed adag uu ka socday xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb, waxa ay u muuqataa in arrimaha...

Galmudug Hoggaan Noocee ah ayaa Laga Filayaa

Soomaaliya marka ay xuriyada heshay, waxay qaadatay hanaan dowladnimo dimuquraadi ah, kuna dhisan nidaamka xisbiyada tiradda badan, balse aan islaxisaabtan quman lahayn....

Masiibadii Ex-Kontrool Afgooye Lagama Faa’iidin!

Jimcihii dhawaa January 10, 2020 Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho hawleed oo laba maalmood ah ku tegay dalka Eritrea, halkaas oo...

Goormaa Qeyladhaanta Run Loo Qaadan Doonaa!

Toddobaadkii dhawaa Sirdoonka Soomaaliya (NISA), ayaa shaaciyay in dowlad shisheeye ay ka dambaysay xasuuqii Ex-Kontarool Afgooye ee December 28, 2019. Walow, muddo...

Dr. Beyle – Shaqsiga Sanadka 2019

Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, waa dhaqaaleyahan, samafale, siyaasi Soomaaliyeed, iyo suugaanyahan aqoon durusgan u leh, dhaqanka, taariikhda ummada Somaaliyeed.

Maxaa Xigi Doona Warbixinta NISA ee Masiibada Ex-Kontarool!

Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya (NISA), ayaa maalintii Isniinta farta ku fiiqday in dowlad shisheeye ah ay ka dambaysay qaraxii ex-kontarool, kaas oo galaaftay...

Ka Hortagga Masiibooyinka Kediska ah iyo Daryeelka Caafimaad Dalka

Qaraxii argaggaxa lahaa ee Sabtidii la soo dhaafay December 28, 2019 ka dhacay isgoyska Ex-Kontrool Afgooye wuxuu sababy ku dhawaad boqol geeri...

PUNTLAND: Xil Ka Qaadis Itus oo Itaabsii ah!

Puntland khilaafkii siyaasadeed ayaa isu rogay gacan ka hadal. Ciidamada Boliiska Puntland ayaa weerar ku qaaday Xarunta Baarlamaanka Puntland. Inta la xaqiijiyey...

Most Read

Waa Maxay Sababaha Fashiliyay Dib U Doorashadii Xasan Sheikh Maxamuud ee 2017kii?

Sanadkii labaad oo lagu qabtay dalka gudahiisa doorashada madaxweynaha ayaa xaqiijisay in xitaa dimuqraaddiyada daciifka ah ay dhali karto isbeddel siyaasadeed haba...

Ciyaarta Khaliijka – Imaaraadka oo Fashilmay, Qadar oon Is-dhiibin iyo Soomaaliya oo La Iibsan!

Talaadadii January 5, 2021 saacado ka dib markii Dooxa laga qaaday xannibaaddii ayaa Amiirka Sacuudiga Maxammed bin Salmaan garoonka diyaaradaha Al-Culaa ku soo...

Sheeko Madmadow Leh – Maxay Soomaaliya Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?

Jimcihii January 2, 2021 waxaa si rasmi ah u bilaabmay muddadii labada sanadood ahayd (2021-2022) ee Kenya ay xubin aan joogto ahayn...

An Emboldened Horn of Africa Axis and an Unfolding Humanitarian Crisis Await the Biden Administration

By Guled Ahmed Summary The Biden Administration is set to face a series of challenges in...