Wednesday, June 16, 2021
Home Gudaha

Gudaha

Goormaa Qeyladhaanta Run Loo Qaadan Doonaa!

Toddobaadkii dhawaa Sirdoonka Soomaaliya (NISA), ayaa shaaciyay in dowlad shisheeye ay ka dambaysay xasuuqii Ex-Kontarool Afgooye ee December 28, 2019. Walow, muddo...

Dr. Beyle – Shaqsiga Sanadka 2019

Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, waa dhaqaaleyahan, samafale, siyaasi Soomaaliyeed, iyo suugaanyahan aqoon durusgan u leh, dhaqanka, taariikhda ummada Somaaliyeed.

Maxaa Xigi Doona Warbixinta NISA ee Masiibada Ex-Kontarool!

Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya (NISA), ayaa maalintii Isniinta farta ku fiiqday in dowlad shisheeye ah ay ka dambaysay qaraxii ex-kontarool, kaas oo galaaftay...

Ka Hortagga Masiibooyinka Kediska ah iyo Daryeelka Caafimaad Dalka

Qaraxii argaggaxa lahaa ee Sabtidii la soo dhaafay December 28, 2019 ka dhacay isgoyska Ex-Kontrool Afgooye wuxuu sababy ku dhawaad boqol geeri...

PUNTLAND: Xil Ka Qaadis Itus oo Itaabsii ah!

Puntland khilaafkii siyaasadeed ayaa isu rogay gacan ka hadal. Ciidamada Boliiska Puntland ayaa weerar ku qaaday Xarunta Baarlamaanka Puntland. Inta la xaqiijiyey...

Dalka Ma Ka Samataxbixi Karaa Darandoorriga Ah: Daad Ama Abaar

Dhammaanteenna waxaan la soconnaa dhibaatada ay fatahaadda webiga iyo daadadka sababeen  gobollada Hiiraan iyo aagag kale ee dalka. Magaalada Beled Weyne ooy...

Galmudug Ma Waxay Dhamaan Ayadoo La Iskudhamaan?

Dhismaha Galmudug midaysan ayaa gashay waji cusub, kadib markii ciidamada federalka la wareegayn amaanka magaalooyin ay maamuli jireen urur diimeedka Ahlu-Suna. Matabaan,...

Puntland oo ay Ka Socoto Xiisad Siyaasadeed

Waxaa bannaanka u soo baxay loollanka awoodda oo u dhaxeeya Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Puntland, kaddib furitaankii kalfadhiga 45-aad ee Baarlamaanka maamul goboleedka...

Mucaaradka Maxay Ka Filayeen Kulankii Kismaayo?

Dastuurka iyo xeerarka dalka waxay si cad u damaanad qaadayaan xaqa muwadinka ka qayb galka shir...

Kuraygii Qeydka Guntanaa Qabkana Huwanaa!

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee hore  ayaa wuxuu noo sheegay arrin ka dhacday Afmadow 1968-kii, wuxuuna yiri sidatan: “Sanadkii...

Guuxa Shacabka Puntland iyo Ismoogaysiinta Deni

Waxaa soo kordhaya cadaadiska siyaasadeed ee gudaha Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ka haysta Mudane Saciid Cabdullahi Deni. Xiisadahan waxay salka ku hayaan labo arrimood...

Faallo: Gadoodka Madoobe, Gorgortan La’aanta Dowladda iyo Garowsi La’aanta Mucaaradka

Muddo bil iyo bar ku dhow, ayaa Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe lagu eedeyay inuu boobay doorashadii Maamul-Goboleedka Jubbaland. Siyaasiyiinta qaranka ee...

Most Read

Tababbarka Eritrea – Ma Arrin Runteeda aan Laga Sal Gaarinbaa?

Toddobaadkii dhawaa Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo sannadkan hoorraantiisii si rasmi ah u shaaciyey in dalka Eritrea ay jiraan dufcooyin...

UAE Takes Measures to Clean its Image as Failing to Stem Money Laundering

The UAE has taken another step in addressing its abysmal record in the proliferation of dirty money through two separate Memoranda of...

Maxaa Keenay Isbeddelka Siyaasadda Imaaraadka ee Soomaaliya – Maxaase Ka Socda Muqdisho?

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku...

African Leaders Must Account for $89 Billion Stolen Annually Under Their Watch

By David Himbara The UN has published a dark report on how Africa is robbed of billions of...