Saturday, April 1, 2023
Home Gudaha

Gudaha

Sidee Loo Xakamayn Karaa Marin-Habaabinta Been-Abuurka ah ee Lagu Weerarayo Dalka?

Tafiftiraha Jamhuriyadda War uu bartiisa tweeter-ka soo dhigay nin isku sheegay Mete Sohtaoglu December 10, 2021 ayuu ku...

Doorashada Puntland oo Muujisay Dhanka Rabitaanka Dadweynaha uu Jiro

Tafiftiraha Jamhuriyadda Qabashada doorashada dowladaha hoose ee degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn oo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland ee...

Laascaanood: Barakicinta Maatada Ma Gardarro Garab Og-Baa?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ka soo barakiciyey shacab si nabad ah u deganaa aqaladooda. Dadkan...

Waa Maxay Ujeeddada Ka Dambeysa Duullaanka Lagu Beegsanayo Jiritaanka Sirdoonka Qaranka?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Fahad Yaasiin iyo Hay’adda Nabadsugida NISA ayaa wajahaya duulaamo siyaasadeed iyo mid sirdoon oo uga imanaya...

Muuse Suudi iyo Dottor Dufle oo Doorasho Hufan ku Harqiyey Rajadii Daaci iyo Tarzan

Tafiftiraha Jamhuriyadda Badanaa ciyaaraha kubadda cagta ayaa ka dhaliya bulshada dhexdheeda muran kulul oo socda bilooyin. Marka laga...

Rooble oo Si Laablakac ah u Wajahay Kiiska Ikraan!

Tafiftiraha Jamhuriyadda Ikraan Tahliil Faarax waa gabadh ka tirsaneyd hay’adda NISA, kana soo shaqaysay xafiisyada gudoomiyaha gobolka Banaadir,...

Koonfur Galbeed: Sidee Bay Dowladda Federaalka Kusoo Ceshan Kartaa Kalsoonida Shacabka oo Luntay?

Xabsiga Mukhtaar Roobow waxuu daboolka ka qaaday dhaqanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) aan waafaqsanayn  Dastuurka iyo xeerarka dalka, haddii kale kuma aysan...

Maxaa Loo Dili Lahaa Xasan Sheikh – Maxaase Ciidamada Asluubta Geeyay Baraha Baarista Amniga Caasimadda?

Galabnimadii Arbacadii June 2, 2021 ayaa bar ay ciidamada Asluubta ilaalinayaayeen oo ku taal Beyturaas – inta u dhaxeysa xarunta Maxkamadda Gobolka...

Mukhtaar Roobow: Muxuu U Xiran Yahay?

Mukhtar Robow Cali wuxuu ku dhashay degmada Xuddur ee Bakool 10.10.1969 halkaasoo uu ka galay dugsi Quraan, kaddibna wuxuu waxbarasho u aaday...

Is There an Ending to the Perpetual Flooding in Mogadishu?

By Hussein Hussein On May 7th, eleven children have died in Mogadishu due to flooding.  In the past...

Xoogga Dalka Soomaaliyeed – “Reer Galbeedku Marnaba Ma Dooneyn in Soomaaliya Yeelato Ciidan Cudud Leh”

Wargeyska Jamhuriyadda, wuxuu fursad u helay inuu wareysi gaar ah la yeesho Jeneral Maxamed Cali Sharmaan oo ka mid ahaa saraakiishii udub...

Geeridii Galaal oo Farta Ku Fiiqday Cilladaha Goldaloollada Amniga Muqdisho

Axaddii January 31, 2021 weerar argaggixisada ay ku qaadday Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho (Km 4) ayaa lagu dilay shan qof oo...

Most Read

Five Tips for Cardiovascular Patients Fasting During Ramadan

By Daily Sabah Those who suffer from cardiovascular diseases can fast during Ramadan with the approval of their...

Laas Caanood – Caalamka Ma ka Hortagi Doonaa in Soomaaliya Ka dhacdo Xasuuq?

Jamhuriyadda Xiisadda ka aloosan gobolka Sool ayaa u muuqata mid maalinba maalinta ka dambaysa ka sii dheeraanaysa soo...

Diblomaasiyaddii Sanadka – Riyadh iyo Tehran oo Si Lama Filaan ah u Heshiiyay Toddoba Sanadood Kaddib

Jamhuriyadda Wadahadallo aan loo kala kicin shan maalmood kaddib, ayay Boqortooyada Sacuudiga iyo Iran ku dhawaaqay Jimcihii March...

Xagee Soomaaliya Loo Wadaa – Dimuqraadiyad Xisbiyo Siyaasadeed Lahayn

Jamhuriyadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay March 8, 2023, munaasabadda saxiixa sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman,...