Tuesday, August 9, 2022
Home Gudaha

Gudaha

Haddii Aan La Xisaabtamin Soo Xoola beel Maaha!

Ciiddamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) oo la aasaasay Abril 12, 1960, ayaa muddo yar ammaan badan ku muteystay, anshax iyo xirfad wanaag....

Raadinta Nabad aan Raadkeeda La Hayn

Daboolista baahida helitaanka nabadgelyo Qof iyo Qaran waa mid la jaanqaada hadba horumarka bulshada ka samayso dhinacyada nolosha, sida dhaqaalaha, waxbarashada, siyaasadda...

Wadaaddihii Shalay iyo Kuwa Maanta

Culama-u-diinka Soomaaliya waxay ka mid yihiin hogaamiyaasha aan la dooran, oo saamayn togan iyo mid taban ku leh bulshada dhexdeeda. Waxay hormuud...

Puntland: Isbedelka Gaas iyo Deni

Golaha Wakiiladda Maamul-goboleedka Puntland ayaa 8dii Janaayo 2019ka, u doortay Saciid Cabdullahi Deni madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland ee 5ta sano ee soo socota....

2018 Sanadka Hablaha Soomaaliyeed

Sanadka 2018, waa sanadkii gabdhaha Soomaaliyeed. Waxay meel kasta ay joogaan ka dhigeen wacdaro aan hore loo arag amase loo maqal. Weliba...

Jawiga Siyaasadda Koonfur-Galbeed!

Baarlamaanka Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa 17dii Nofeembar, 2018 isugu yimid shir aan caadi ahayd. Shirkaas oo lagu qabtay magaaladda Baydhabo, ujeedadiisu waxay ahayd...

Maxa Laga Filan Baydhabo!

doorashada ma noqon doontaa mid xur ah oo ka madaxbanaan laaluush iyo wax is daba marin.

Qaraxii Zoobe: Sannad Ka Dib

Inkastoo ay wax walba ka dhuntay, nasiib wanaag wuxuu ka badbaaday masiibadii ka dhacday Oktoobar 14dii, 2017 - Isgoyska Soobe ee Muqdisho. Marnaba ma...

Dhibanaha Aamusan!!!

Hagida, maamulka iyo maareynta nolosha adanaha, iyo bay'ada waa aqoon la barto, doorna ka qaadata hanaanka dowladnimada iyo baraaraha bulsho kasta. Waxaa mudan in...

WAAYO DALJIRKA 2017

Waa Dhallinyarada

Caddaaladda Yaa Ka Mas’uul ah

Sharciga Hortiisa Dadku Waa u Siman Yihiin

Most Read

Ansixinta Dhakhsaha ah ee Xukuumadda Waxay Burburisay Buuqi Gacan Ku Rimiska ahaa

Jamhuriyadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa Axad August...

Istiraatiijad Abiy Axmed oo ku Wajahan Soomaaliya – Lafa Geri Iyagaa Laysku Jabshaa 

Jamhuriyadda Waxaa dhawaannahan soo ifbaxay daldoollada siyaasadaha gudaha iyo tan dibadda ee dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaase...

Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday – Gole Iskugu Dhafan Siyaasiyiin Hore iyo Kuwo Lama Filaan ah

Jamhuriyadda Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa Talaadadii August 2, 2022 ku dhowaaqay gole ka kooban 26 wasiiro, 24...

Duullaanka Argagixisada ee Itoobbiya Ma Lagu Baraarugi Doonaa?

Jamhuriyadda Hawlgallada Al Shabaab aad ayay u ballaarteen labadii sano oo uu dalka ku jiray marxalad kalaguur ah....