Advertisements
Saturday, July 4, 2020
Home Taariikhda

Taariikhda

Waari Mayside War Ha Kaa Haro

Duqii Caasimadda Soomaaliya, Muqdisho ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qaraxii ay xagjirta xafiiskiisa kula beegsadeen. July...

Taariikh Nololeedka Qoraa Nadiifa Maxamed

Nadiifa Maxamed waxay ku dhalatay magaalda Hargeysa, Dalka Soomalida 1981-kii. Nadiifa oo da’ yar ayaa loo la soo qaxay iyada iyo...

Qaraxii Zoobe: Sannad Ka Dib

Inkastoo ay wax walba ka dhuntay, nasiib wanaag wuxuu ka badbaaday masiibadii ka dhacday Oktoobar 14dii, 2017 - Isgoyska Soobe ee Muqdisho. Marnaba ma...

Dacwada Badda – Afar Sanadood Kadib

Maxaa Ku Kalifay Dowlad Ku-Meel-Gaar ah Inay Heshiis Caalami ah Gasho

Cashar Taariikheed: Ka baro Kulublay (SYL)

Kani Waa Ugaas Kani Waa Adoon Waa Inaad Ilowdaane…

Most Read

Yaa Ka Masuul ah Dibudhaca Hawlaha Doorashooyinka: Xiilama Yarey mise Siyaasiyiinta?

Maalintii Sabtiga 27kii June 2020 ayaa Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) Marwa Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ka warbixisay kulan...

Soddon Sanadood Kaddib Kooxda Liverpool oo Hanatay Horyaalkii “Premier League”

Khamiista June 25, 2020 ayaa “Liverpool” loo caleemo saaray Horyaalnimada Kubada Cagta “Premier League,” kaddib markii kooxda Chelsea 2 iyo 1 kaga...

Durbaannada Dagaal ee Al Siisi iyo Biyaha Webiga Niil

Sabtigii June 20, 2020 ayaa Madaxweynaha Masar Cabdel-Fattax al-Sisi oo la hadlayay ciidamadiisa ku yiri “U diyaar garooba inaad ka fulisaan hawlgal...

Faallo La Xiriirta Buugga “Transit”

Bugga asliga ah wuxuu ku qoran yahay, sida qoraallada Waberi oo idil, afka Faransiiska. Innakuse waxaan addegsannay tarjumada af ingiriiska . Qoraaga...