Advertisements
Sunday, May 24, 2020

Maqaallada Ugu Dambeeyay

Paris Club oo Dabarkii Deynta Ka Dabcisay Soomaaliya

Amaah-bixiyeyaasha “Paris Club” oo la aasaasay 1956, oo ay ka mid yihiin dalalka: Denmark, France, Italy, Japan, Netherlands, Norway, Spain, United Kingdom,...

La Taliyaha Madaxweyne oo yiri “Isha Ku Haaya, Inshaallah, Guulo Kale ayaa Isdaba Xiga Sanadka”

Wargeyska Jamhuriyadda wuxuu fursad u helay, inuu wareysi gaar ah la yeesho Abril 1, 2020 Muddane Xuseen M. Cabdikariim (Gindhish), oo ah...

Covid-19 oo Banaanka Soo Dhigay Karti Darada Hoggaamiyaasha Bulshada!

Covid-19 waxuu saamayn ku yeeshay dhammaan dhinacyada nolosha bulshada, dhaqaalaha, iyo nabadgelyada. Dhaqaatiirta waxay si isdaba joog ah u bixinayaan talooyin caafimaad,...

Dunidaa Diyaar Ma u Tahay Deyncafinta Soomaaliya?

Arbacadii March 25, 2020 hay’adaha IMF iyo Bankiga Addunka ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay qaadday tallaabooyinkii lagama maarmaanka u ahaa...

Soomaaliya oo Heshay Agabka Lagu Baaro Caabuqa COVID-19

Agab caafimaad oo lagula dagaalayo CoronaVirus oo uu la milkiilaha Alibaba Jack Ma ugu deeqay dowladdaha Afrika, qaybtii kusoo aadday Soomaaliya ayaa...

Shaxda Diblomaasiyadda Soomaaliya ee Xiisada Itoobbiya iyo Masar

Toddobaadkii dhawaa, Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa safar kedis ah ku tegay magaalada Addis Ababa. Safarku waxuu ku soo beegmay xilli ay xubnaha Jaamacadda...

Kenya Maxaa Ka Khuseya Xureynta Jannaale!

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) oo iskugu dhafan cutubyo ciidanka Lugta ah iyo komaandooska Danab, ​oo kaashanayana kuwa nabad-ilaalinta Midowga Africa (AMISOM), ​qaybtooda hubka culus ayaa maalintii Isniinta...

Talaalka CoronaVirus oo Xiisad ka Dhaliyay Mareykanka iyo Yurub!

“CoronaVirus” oo aafadiisa ay ka bilaabatay dalka Shiinaha December 2019 ayaa masiibadiisa iyo hubanti la’aantiisa ilaa iyo inta uu ku sii faafi...

Shirka Puntland Ma Wadatashibaa Mise Waa Kalatashi!

Waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” oo uu soo agaasimay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo...

Caabuqa Faafa ee CoronaVirus oo Xiisad Cusub Dhexdhigay Quwadaha Adduunka!

Jimcihii March 13, 2020 caabuqa faafa ee CoronaVirus waxaa laga wada helay dalalka Itoobiya, Kenya iyo Sudan. Dhammaan dadka lagu sheegay cudurkaas...

Taariikhda

Reer Galbeedku Marnaba Ma Dooneyn in Soomaaliya Yeelato Ciidan Cudud Leh!

Wareysi Gaar ah: Jeneral Maxamed Cali Sharmaan - “Abril 12 - Lixdan Sanadood Kaddib, Aasaaskii Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed”

Axmed Gurey, Halyaygii Caabbiyay Duullaankii Burtiqiiska

W.Q. Ufuk Necast (Tashji), PhD candidate, Turkey. Maqaalka waxaa hore u daabacay wargeyska TRT World Magazine, Turkey 21.1.2020 Axmed...

Nuuruddiin Faarax Ma ka Dhabeeyay Riyadii Keenaddiid?

Konton sano ayaa kasoo wareegatay sannadkii (1970) uu halyayga iyo aabbaha qoraayaasha Soomaaliyeed Nuuruddiin Faarax nasoo hordhigay sheekada mala-awaalka ah ee gabadha...

Layla Yusuf oo Ku Guuleysatay Abaalmarin Qiima Leh

Injineeradda Leyla Yuusuf waxay hantiday abaal marin: “Standout Woman Award” oo la siiyay 21 dumar ah oo laga  soo xulay dalka talyaaniga...

Recent Comments

Advertisements