Sign in
Home
About
Contact
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Contact
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Tuesday, February 7, 2023
Home
About
Contact
Home
About
Contact
Search
Tags
AMISOM
Tag:
AMISOM
Diblomaasiyadda
Sidee Bixitaan Degdeg ah oo AMISOM UU U Saameyn Doonaa Mustaqbalka Soomaaliya?
jamhuriyadda
-
August 5, 2021
0
Cabdulqaadir Cariif Qaasim Jimcihii July 30, 2021 ayaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Cabdirisak Maxamuud...
Read more
Diblomaasiyadda
Mucaaradku Muxuu Indhaha Iskaga Tirayaa: Khiyaanooyinka Joogta ah ee Dowladda Kenya
jamhuriyadda
-
December 6, 2020
0
Toddobaadkii dhawaa (29.11.2020) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeeratay Danjire Moxamuud Axmed Nuur – Tarzan, islamarkaasna erisay Danjire Lucas Tumbo. Xukuummadda...
Read more
Diblomaasiyadda
Kenya Ma Lagu Aamini Karaa Inay Golaha Amniga Ku Matasho Geeska Afrika!
jamhuriyadda
-
June 21, 2020
0
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo twitterka ugu hambalyeyay dowladda Kenya ayaa yiri, “waxaa rumeysanahay inay kusoo biirin doonto wax qiima leh...
Read more
Dhaqaalaha
Gegida Diyaaradaha Baraawe – Maalgelin Mise Musuq?
jamhuriyadda
-
April 15, 2020
0
Iyadoo weli uu muran badan ka taagan yahay kharashka ku baxay dhismaha gegida diyaaradaha Baraawe, ayaa waxaa durbadiiba soo ifbaxay burbur ku...
Read more
Gudaha
Himilada Dib U Soo Laabashada Xoogga Dalka Soomaaliyeed
jamhuriyadda
-
April 8, 2020
0
In ka badan rubuc qarni, xukuumadahii awoodda dalka isku beddelayay oo kaashanayay beesha caalamka ayaa la tacaalayay dib u dhiska ciidan hanaan...
Read more
Diblomaasiyadda
Kenya oo Soomaaliya u Soo Daabusha Waxyaabaha Qarxa Taas oo Dabada Ku Wataa Dembiyo-Dagaal
jamhuriyadda
-
March 11, 2020
0
Warbixin uu Guddiga Khubarada ee la socodka Arrimaha Soomaaliya uu u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay bishii November 2019, ayay ku xaqiiqsadeen in ilaa iyo 12 siiman...
Read more
Gudaha
Masiibadii Ex-Kontrool Afgooye Lagama Faa’iidin!
jamhuriyadda
-
January 15, 2020
0
Jimcihii dhawaa January 10, 2020 Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho hawleed oo laba maalmood ah ku tegay dalka Eritrea, halkaas oo...
Read more
Diblomaasiyadda
Fashilka Kenya & Faragelinta Imaaraadka
jamhuriyadda
-
August 28, 2019
0
Doorashada madaxtooyadda Maamul-Goboleedka Jubaland ee Soomaaliya, oo si weyn natiijadeeda xiiso loogu hayey, ayaa tijaabisay xadka hanaanka federaalaynta dalka.
Read more
Diblomaasiyadda
Doorashada Jubaland Ma Salfan Doontaa Kenya
jamhuriyadda
-
August 21, 2019
0
Waxaa isguraya waqtiga, daqiiqad kastoo inagu soo food leh waxay leedahay qiimaheeda, ilaa iyo inta xal kama dambays ah oo qanciya dhinacyada...
Read more
Gudaha
Xagee Ku Danbayn Doontaa Xaalka Jubaland!
jamhuriyadda
-
August 14, 2019
0
Magaalada Kismaayo waxaa lagu dhaariyay xildhibaannadii ay soo xuleen Guddiga Doorashooyiinka ee uu magacaabay Mudane Axmed Maxamed Islaam - Madoobe, ayadoo weli...
Read more
1
2
Page 1 of 2
Most Read
Maxuu Shir Madaxeedka Dalalka Deriska Kusoo Kordhin Doonaa Dagaalka Argaggaxisada?
Diblomaasiyadda
jamhuriyadda
-
February 5, 2023
0
Jamhuriyadda Shir afar-geesood ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud shir-guddoomiyey kana soo qaybgaleen Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, kan Kenya William...
Read more
Taariikh Hawleed Kooban ee Qoraaga Mary HarperAuto Draft
Dib U Eegis Buug
jamhuriyadda
-
February 2, 2023
0
Axmed Q. Cali Mary Harper, waa Iskudubbaridaha wararka Afrika ee BBC-da (BBC World Service-African Editor), waxay ka qalin...
Read more
Laas Caanood Ma Go’aamin Doontaa Masiirka Ummadda Soomaaliyeed oo Idil?
Gudaha
jamhuriyadda
-
January 29, 2023
0
Jamhuriyadda Toban iyo shanti sano (2007) oo ay Somaliland maamulaysay waxaa ka dhacayay Laas Caanood dilal lagu beegsanayay...
Read more
Laas Caanood: Kacdoonka Buluugga Fariin Caynkee ah ayuu Sidaa?
Gudaha
jamhuriyadda
-
January 26, 2023
0
Jamhuriyadda Odoroska waa saadaalin ama malayn waxa dhici kara mustaqbalka, iyadoo sal looga dhigayo xisaabin cilmiyeed, ama isu geynta xaaladaha...
Read more