Advertisements
Tuesday, July 14, 2020
Tags China

Tag: China

Soomaaliya oo Heshay Agabka Lagu Baaro Caabuqa COVID-19

Agab caafimaad oo lagula dagaalayo CoronaVirus oo uu la milkiilaha Alibaba Jack Ma ugu deeqay dowladdaha Afrika, qaybtii kusoo aadday Soomaaliya ayaa...

Caqabadaha Siyaasadda Dibedda

Sidaan qormadii “Siyaasad Miisaan Leh,” ku soo falaqaynay siyaasadda arrimaha dibedda awoodaha iyo xeeladaha ay ku howlgasho waxaa ka mid...

Xaqiiq Aan La Dafiri Karin

"Soomaalida Keliya ayaa Go'aansaneysa Mustaqbalkeeda, Sida Fiican ama Xun"

Faallo la xiriirta Buugga: Deeq

Buggani sida lixda buug oo ka horreeyay oo Nuruddiin Faarax (N.F.) uu qoray waxuu ku qoran yahay afka Ingiriisiga. N.F. wuxuu adduunwynaha ka mutaystay...

Afrika Uma Kala Harin Beijing

Soomaaliya ma ka Faa'iideysan-doontaa, Mise si Fudud ayay Dabin ugu Dhici-doontaa!

Isbedelka Dabaysha Geeska Afrika

Ileen Farxadi Waa Naxdin!!!

Heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya

Dudun Dareynsi iyo Dugaalsi ma Wada Gasho

Most Read

Ciyaarta Doorashooyinka oo Isbeddeshay: War Jiraaba Cakaaruu Iman!

Xilligii doorashooyinka madaxweynaha iyo golayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) ayaa la gudaggalay, taas oo lagu xoojinayo nidaamka dowladnimada ee ku dhisan dimoqraaddiyada...

Taariikh Nololeedka Hassan Ghedi Santur

Qoraaga  magaciisa marka la adeegsado higgaadda af-Soomaaliga waa Xasan Geeddi Santuur.  Magacan ayaan u adeegsanaynaa taariikh nololeedkiisa iyo falanqayanta bugaagtiisa.

Muuse Biixi Yaa Ku Riday Shirqoolka Calaamiga?

Xilli ay Soomaalidu uga dabaaldegeysay dunida maalmihii xurnimadda iyo midnimadda gobollada Koonfur iyo Waqooyi ayaa Muuse Biixi tweetterkiisa ku shaaciyay in maamulkiisa...

Siyaasiyiin Aan Aragti Wadaagin Ma Waaro Wadajirkooda!

Dimuqraaddiyada waa nidaam nabdoon oo lagu xalliyo khilaafka iyo kala aragti duwanaanta. Balse, jiritaanka dimuqraaddiyada waxaa shardi u ah, shan arrimood: (b)...