Tuesday, March 28, 2023
Tags Garowe

Tag: Garowe

Deni iyo Madoobe – Miidaamo Dhego Ma Leh Hadduu Malag Dhawaaqaayo!

Imaantinka Madaxda Puntland iyo Jubbaland ee Caasimada Muqdisho waxuu astaan u yahay u dhaga-nuglaanta amarada iyo hanjabaadaha Beesha Caalamka, gaar ahaan Maraykanka...

Farmaajo Waxuu u Baahan Yahay Mucjiso Si uu u Badbaadiyo Dowladnimada ku Dhisan Dimoqraaddiyada!

Shirka wadatashiga madaxda Qaranka iyo Hoggaamiyeyaasha Maamul-goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb ​ayaa qarka u saran inuu fashilmo, kaddib markii dhinacyada wadahadlaya ay isu-tanaasuli...

Covid-19 oo Banaanka Soo Dhigay Karti Darada Hoggaamiyaasha Bulshada!

Covid-19 waxuu saamayn ku yeeshay dhammaan dhinacyada nolosha bulshada, dhaqaalaha, iyo nabadgelyada. Dhaqaatiirta waxay si isdaba joog ah u bixinayaan talooyin caafimaad,...

Shirka Puntland Ma Wadatashibaa Mise Waa Kalatashi!

Waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” oo uu soo agaasimay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo...

PUNTLAND: Xil Ka Qaadis Itus oo Itaabsii ah!

Puntland khilaafkii siyaasadeed ayaa isu rogay gacan ka hadal. Ciidamada Boliiska Puntland ayaa weerar ku qaaday Xarunta Baarlamaanka Puntland. Inta la xaqiijiyey...

Shirka Garoowe: Guul Mise Fashil!

Shirkii Garoowe oo socday muddo 6 casho waxuu ku soo idlaaday natiijo la'aan! Haddaba, maxaa shirka ka dhigay mid madhalays ah?...

Shirka Garowe: Gogol Hagaagsan, Dood Khaldan

Dad badan ayaa u arka shirka Garoowe, fursad muhiim u ah dhismaha dowladnimada, ayagoo u sababaynaya qodobo dhowr ah, sida (B) in...

Most Read

Five Tips for Cardiovascular Patients Fasting During Ramadan

By Daily Sabah Those who suffer from cardiovascular diseases can fast during Ramadan with the approval of their...

Laas Caanood – Caalamka Ma ka Hortagi Doonaa in Soomaaliya Ka dhacdo Xasuuq?

Jamhuriyadda Xiisadda ka aloosan gobolka Sool ayaa u muuqata mid maalinba maalinta ka dambaysa ka sii dheeraanaysa soo...

Diblomaasiyaddii Sanadka – Riyadh iyo Tehran oo Si Lama Filaan ah u Heshiiyay Toddoba Sanadood Kaddib

Jamhuriyadda Wadahadallo aan loo kala kicin shan maalmood kaddib, ayay Boqortooyada Sacuudiga iyo Iran ku dhawaaqay Jimcihii March...

Xagee Soomaaliya Loo Wadaa – Dimuqraadiyad Xisbiyo Siyaasadeed Lahayn

Jamhuriyadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay March 8, 2023, munaasabadda saxiixa sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman,...