Tuesday, February 7, 2023
Tags ICJ

Tag: ICJ

Dacwada Badda Muran Siyaasadeed Ma Gasho

Bartamihii​ May ayaa maxkamadda ICJ warqad sumaddeedu tahay 2020/13 u kala dirtay Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo ku wargelineyso in dib loo dhigay...

Dacwada Badda: Lixdan Maalmood Ka Hor Garta Maxkamada ICJ

Maxkamadda ICJ ayaa June 8, 2020 u madlan inay dhegaysato doodda Soomaaliya iyo Kenya. Inkastoo difaaca Soomaaliya aysan ka soo muuqan doonin...

Marwo Monica Juma Goorma Ayay Qaladaadkeedii Hore Wax Ka Baran

Geeska Afrika waxaa saameeyey isbeddello isdabajoog ah, ka dib markii mugdi siyaasadeed iyo xasillooni la'aan  muddo dheer hareeraysay. Somaaliyana waxay ka mid...

Diblomaasidda Kenya ee Kamau Hoggaaminayo

Dhegeysiga dacwada badda oo la bilaabi lahaa September 9, 2019 ayaa Maxkamada ICJ dib u dhigtay, kadib markii Kenya ay codsatay. Dowladda...

Kenya Ma Afgobaadsigii Danjire McCarter Ayey Miciin Bidday!

Maxkamadda ICJ ayaa shaaca ka qaaday in kiiskii Soomaaliya iyo Kenya la qaadi doono inta u dhexeysa September 9 ilaa 13, 2019....

Kenya: Riyo Rumoobi La’

Markasta oo xukunka dacwada uu soo dhawaado, xiisadaha u dhexeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa sii kordhaya. Haddaba, waxaa mudan in lays weydiiyo,...

Kenya oo Madaxa Darbi La Dhacday

Kenya waxay xayiraad ku soo rogtay ergadii Soomaalida, ee ka qayb geli lahaa shir Nairobi looga arrinsanayay iskaashiga xuduudaha Geeska Afrika, May 21, 2019....

Kenya: Diblumaasiyadda Been Abuurka

Faallada Wargeyska: Tifaftiraha Jamhuriyadda Saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay, dunidda waxay goobjoog ka...

Kenya: Nin Ku Dilay Har Kuma Jiido

Ku qanacsanaan la’aanta dowladda Kenya, jawaabta dowladda Soomaliya, waji noocee ah ay u yeelaysaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal?

Dacwada Badda – Afar Sanadood Kadib

Maxaa Ku Kalifay Dowlad Ku-Meel-Gaar ah Inay Heshiis Caalami ah Gasho

Most Read

Maxuu Shir Madaxeedka Dalalka Deriska Kusoo Kordhin Doonaa Dagaalka Argaggaxisada?

Jamhuriyadda Shir afar-geesood ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud shir-guddoomiyey kana soo qaybgaleen Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, kan Kenya William...

Taariikh Hawleed Kooban ee Qoraaga Mary HarperAuto Draft

Axmed Q. Cali Mary Harper, waa Iskudubbaridaha wararka Afrika ee BBC-da (BBC World Service-African Editor), waxay ka qalin...

Laas Caanood Ma Go’aamin Doontaa Masiirka Ummadda Soomaaliyeed oo Idil?

Jamhuriyadda Toban iyo shanti sano (2007) oo ay Somaliland maamulaysay waxaa ka dhacayay Laas Caanood dilal lagu beegsanayay...

Laas Caanood: Kacdoonka Buluugga Fariin Caynkee ah ayuu Sidaa?

Jamhuriyadda Odoroska waa saadaalin ama malayn waxa dhici kara mustaqbalka, iyadoo sal looga dhigayo xisaabin cilmiyeed, ama isu geynta xaaladaha...