Sunday, December 5, 2021
Tags IMF

Tag: IMF

Inteebu Mareykanka Ku Leeyahay Dadaalka Dib u Soo Kabashada Soomaaliya?

Dalka Soomaaliya oo ku yaal bar juquraafiyadeed oo muhiim u ah isu-socodka ganacsiga adduunka, marnaba ka ma maqneyn maanka Washington tan iyo...

In Somalia’s footsteps, for how long shall Sudan continue to be singled Out of (HIPIC) Initiative?

By Mubarak Mahgoub Musa The global scene has become increasingly traumatic due to the spread of the Corona...

Paris Club oo Dabarkii Deynta Ka Dabcisay Soomaaliya

Amaah-bixiyeyaasha “Paris Club” oo la aasaasay 1956, oo ay ka mid yihiin dalalka: Denmark, France, Italy, Japan, Netherlands, Norway, Spain, United Kingdom,...

Dunidaa Diyaar Ma u Tahay Deyncafinta Soomaaliya?

Arbacadii March 25, 2020 hay’adaha IMF iyo Bankiga Addunka ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay qaadday tallaabooyinkii lagama maarmaanka u ahaa...

Waa Maxay Ifafaalaha Deyncafinta Soomaaliya?

Bankiga Adduunka iyo Hay’adda IMF ayaa Khamiistii February 13, 2020 shaaciyay in ay tixgelin doonaa uqalmidda Soomaaliya barnaamijka deyn cafinta gaarka ah...

Deyn Cafinta Soomaaliya: Yaa Lugta Haya?

December 11, 2019 wargeyska “Foreign Policy,” wuxuu qoray in qorshahii deyn ka cafinta Soomaaliya laga yaabo inay dib u dhacdo, sababo la...

Washington: Soomaaliya oo Dunida La Hortagtay Qaran Xisaabtami Kara

Shir sanadeedkii Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Maaliyadda Caalamka (IMF) ayaa October 14 ilaa 20, 2019 lagu qabtay magaalada Washington ee dalka Mareykanka....

Dowladda Soomaaliya Ma Ku Xujoobi Doontaa Waxbarasha La’aanta Jiilka Da’da Yar!

Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa magaaladda Addis Ababa ka socday kulammo wax ku ool ah oo dhexmaray Hay’adaha Maaliyadda Adduunka (IMF iyo...

Hab Dawladeedka Federalism-ka

Habka Federalism-ka, waxaa dunida ku dhaqma dawladdo kala duwan oo ay ka mid yihiin USA, Germany, Switzerland, Russian Federation, United Arab Emirate,...

Somalis Respond to Current Political Events

HERE ARE THE ANSWERS OF YOUR 10 QUESTIONS By Mahdi Hassan (Mahad Wayah)

Most Read

Maxaa Lagu Karkarinayaa Dooxa?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Isniinta November 29, 2021 ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwa Seinab Cabdi Macallin oo ay...

Maxaa Laga Filayaa Qaaddacaadda Doorashada Mucaaradku Ku Gooddinayo?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Siddeed iyo toban bilood ka dib, markii mucaaradka uu muwaaddiniinta ka hor istaagay inay helaan xaqa codbixinta “qof...

Xilka Ka Qaadista Wasiirka Arrimaha Dibedda Ma Saameyn Doontaa Dib u Doorashada Farmaajo?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo isku shaandheyn fudud ku sameeyey Golaha Wasiiradda ayaa xilka si kedis...

Ma Laga Yaabaa in Doorashada Dadban Mar Kale La Docfaruuro?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ku tegay Dhuusamareeb kaddib markii Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu...