Sunday, May 22, 2022
Tags Kenya

Tag: Kenya

Somaliland Aqoonsi Ma Ku Heli Doontaa Walwalka Mareykanka uu Ka Qabo Shiinaha

Jamhuriyadda Wafdi ballaaran oo uu hor kacayo Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa Axaddii March 13, 2022...

Dacwadda Badda – Khamaarkii Kenya oo Gebi ahaanba Fashilmay

AbdulQadir Cariif Qaasim Waxaa la filayaa in maxkamadda ay ku dhawaaqi doonto xukunkeedii ugu dambeyay maalinta Talaadada October...

Oktoobar 12, 2021 – Ma Qeexi Doonta Aayaha Xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Xukunka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya ee la sugayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa...

Sheeko Madmadow Leh – Maxay Soomaaliya Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?

Jimcihii January 2, 2021 waxaa si rasmi ah u bilaabmay muddadii labada sanadood ahayd (2021-2022) ee Kenya ay xubin aan joogto ahayn...

Maxaa Xigi Doona – Mucaaradka oo Guranaya Mirihii ay Beerteen!

Qoraal ku taariikhaysan November 5, 2020 oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul ​wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu magacaabay Guddiyada Doorashooyinka, iyo Xallinta...

Yaa Hoggaamin Doona Ururka Ganacsiga Addunka – Kenya Mise Nigeria?

Ururka Ganacsiga Addunka WTO  oo ah hay’adda addunka u qaabilsan xeerarka ganacsiga ayey dayrta dhow soo wajihi doontaa hoggaan la’aan. Agaasimihii Guud...

Kenya Ma Lagu Aamini Karaa Inay Golaha Amniga Ku Matasho Geeska Afrika!

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo twitterka ugu hambalyeyay dowladda Kenya ayaa yiri, “waxaa rumeysanahay inay kusoo biirin doonto wax qiima leh...

Dacwada Badda Muran Siyaasadeed Ma Gasho

Bartamihii​ May ayaa maxkamadda ICJ warqad sumaddeedu tahay 2020/13 u kala dirtay Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo ku wargelineyso in dib loo dhigay...

Iskaashi Sirdoonka Soomaaliya iyo Kuwo Shisheeye oo Suuroggeliyay Siidaynta Silvia Romano oo Iskeeda u Muslintay

Ra’iisul-wasaaraha Talyaaniga Guiseppe Conte ayaa bartiisa tweeterka ku sheegay in la sii daayay Silvia Romano.  November 20, 2018 ayaa siddeed nin oo...

Shaxda Diblomaasiyadda Soomaaliya ee Xiisada Itoobbiya iyo Masar

Toddobaadkii dhawaa, Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa safar kedis ah ku tegay magaalada Addis Ababa. Safarku waxuu ku soo beegmay xilli ay xubnaha Jaamacadda...

Most Read

Xasan Sheikh Ma Heli Doonaa Ra’iisulwasaare Karti iyo Hufnaan Leh

Jamhuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud waxuu la soo baxay guul la yaab leh isagoo noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee...

Sidee Xidhiidhka Soomaaliya iyo Itoobbiya Noqon Doonaa?

Jamhuriyadda Doorashada madaxweynaha 10aad ee Soomaaliyeed oo ahayd mid xiiso badan ayaa si gaar ah loogala socday Geeska...

Turkiye Has Touched Minds and Hearts of Somalis: Somalia’s New President

By Mohammed Dhaysane and Tufan Aktas The president-elect. In an exclusive interview with Anadolu Agency, says Turkiye has...

Xasan Sheikh Maxamuud oo Dib u Qoray Taariikhda Siyaasadda Soomaaliya

Jamhuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Axadda May 16, 2022 loollan adag loogu doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda 3aad ee Soomaaliya,...