Tuesday, May 17, 2022
Tags KISMAYO

Tag: KISMAYO

Jubaland: Dimuqraadiyad Madow

Maamul-Gobleedka Jubaland ee Soomaaliyeed, wuxuu galay xaalad hubaal la'aan ah, is riix-riix siyaasadeed iyo jawi loolan doorasho oo shalow ka tuuraya nabadii...

Jubaland: Doorasho Dhiilo Weheliso!

Dhismahii Maamul-Goboleedka Jubaland ee Soomaaliya ma shido yarayn, taasina ma ahayn mid ay gooni ku tahay, balse waxaa la wadaagay maamul-goboleedyada kale...

Most Read

Xasan Sheikh Maxamuud oo Dib u Qoray Taariikhda Siyaasadda Soomaaliya

Jamhuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Axadda May 16, 2022 loollan adag loogu doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda 3aad ee Soomaaliya,...

Qalbi Dhagax Ma Garawsan La’yahay Dabinta Mise Shisheeye ayuu u Adeegayaa?

Jamhuriyadda Cabdikariin Sheikh Muuse Qalbi dhagx wuxuu ka mid ahaa hoggaanka ONLF oo ahayd jabhad xurayn. Sida jabhadaha...

Ma Laga Yaabaa in Madaxweyne Hore Dib Loo  Soo Doorto?

Jamhuriyadda Soomaaliya waxay May 15, 2022  u jihaysan tahay sanadkii saddexaad oo  doorashada madaxweynaha lagu qabto dalka gudahiisa burburkii kaddib. Dhammaan 329ka...

Khayre oo Saadda Ugu Leh Tartamayaasha Madaxweynaha?

Jamhuriyadda Xil isku wareejintii Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheikh Aadan Madoobe) iyo Maxamed Cabiraxmaan Mursal ayaa u gogolxaartay...