Thursday, September 21, 2023
Tags Mogadishu

Tag: Mogadishu

Dacwadda Badda – Khamaarkii Kenya oo Gebi ahaanba Fashilmay

AbdulQadir Cariif Qaasim Waxaa la filayaa in maxkamadda ay ku dhawaaqi doonto xukunkeedii ugu dambeyay maalinta Talaadada October...

Oktoobar 12, 2021 – Ma Qeexi Doonta Aayaha Xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Xukunka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya ee la sugayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa...

Sheeko Madmadow Leh – Maxay Soomaaliya Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?

Jimcihii January 2, 2021 waxaa si rasmi ah u bilaabmay muddadii labada sanadood ahayd (2021-2022) ee Kenya ay xubin aan joogto ahayn...

Khatar Lakab Leh – Maxay Siyaasadda Masar ee Geeska Afrika Salka Ku Haysaa?

Wafdi ka socda dowladda Masar ayaa December 6, 2020 la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirizaaq xilli dowladda Masar iyo xulufadeeda...

Maxaa Kibirkii Uhuru Kenyatta Jibiyey Maxuuse Ka Qaban Karaa Abiy Axmed?

December 9, 2020 ayaa Madaxweyne Uhuru Kenyatta kaga hortegay Ra’iisulwasaare Abiy Axmed magaalada Mooyaale ee gobolka Marsabit. Hab naamuuskaan waxuu si aad...

Mucaaradku Muxuu Indhaha Iskaga Tirayaa: Khiyaanooyinka Joogta ah ee Dowladda Kenya

Toddobaadkii dhawaa (29.11.2020) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeeratay Danjire Moxamuud Axmed Nuur – Tarzan, islamarkaasna erisay Danjire Lucas Tumbo. Xukuummadda...

Taariikh Nololeedka Rashiid Xaashi

Rashiid Xaashi, waa qoraa reer Jabuuti ah, wuxuu ku dhashay Borame 1da Disembar 1977. Waxbarashadiisu waxuu ku qaatay dalka  Faransiiska dugsiyadiisa ugu...

Kenya oo Damacsan Inay Soomaaliya Ku Baaddo Burcad-badeed Aan Jirin

Toddobaadkii ugu horreyay August 2020, Marwo Monica Juma oo ah Wasiiradda Difaaca Kenya, islamarkaasna ah Guddoomiyaha Kooxda Xiriirka Burcad-badeedda ee Xeebaha Soomaaliya...

Imaaraadku Maxuu u Sharaystay Midnimada Soomaaliya?

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika Danjire Alexander Rondos oo goor dhow ka hadlayay machadka “Norweygian Institute of International...

Iskaashi Sirdoonka Soomaaliya iyo Kuwo Shisheeye oo Suuroggeliyay Siidaynta Silvia Romano oo Iskeeda u Muslintay

Ra’iisul-wasaaraha Talyaaniga Guiseppe Conte ayaa bartiisa tweeterka ku sheegay in la sii daayay Silvia Romano.  November 20, 2018 ayaa siddeed nin oo...

Most Read

Casharradii Laga Bartay Goobaha Dagaalka Argaggixisada

Jamhuriyadda Dagaal dhiig badan ku daatay oo Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) ku qabsaday Cawsweyne August 26, 2023, ayaa...

Could an Expanded Brics Make the G20 Irrelevant?

By Marco Carnelos With the addition of six new countries - and possibly more to come - the...

Duulaan Wadareedka Safka Hore, Waa Dhalanteed Aan Suuraggal Ahayn

Jamhuriyadda - Magaalada Ceel Buur oo kusoo noqotay gacanta dowladda ayaa dagaalka Al-Shabaab ee Galmudug u rogaysa mid u jahaysan gobollada Jubbaland...

Soomaaliya: Qareen Dudaaye oo Qaawiyey Hannaanka Caddaaladda 

Jamhuriyadda   Maxkamada Gobolka Banaadir waxaa ka socda maxkamadeynta eedaysanayaal ka tirsanaa shaqaalaha waaxda maaliyadda, iyo socdaalka...