Wednesday, August 17, 2022
Tags Mogadishu

Tag: Mogadishu

Turkigu Sidee buu Ugu Guuleystay Qalbiga iyo Maskaxda Soomaalida!

Turkiya oo ah dalkii ugu dambeyay ee u soo gurmada Soomaaliya, kana awood dhaqaale yar reer galbeedka ayaa mudnaan siintiisa dib u...

Khilaafka Muqdisho iyo Abu Dhabi Labo Sanad Kaddib

Dowladda Soomaaliya ayaa dhexdhexaad ka noqotay go’doomintii dalalka khaliijka ee Qadar. Isutagga Imaaraadka Carbeed oo u arkay mowqifkaas meelkadhac, ayaa dagaal ba’an...

Kenya oo u Gogolxaaranaysa Colaad Horleh oo Soomaaliya

Maqaal maalintii Jimcaha Abril 17, 2020 lagu soo qoray wargeysyada “Standard iyo The Star”, ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay gacan daahsoon...

Dacwada Badda: Lixdan Maalmood Ka Hor Garta Maxkamada ICJ

Maxkamadda ICJ ayaa June 8, 2020 u madlan inay dhegaysato doodda Soomaaliya iyo Kenya. Inkastoo difaaca Soomaaliya aysan ka soo muuqan doonin...

Soomaaliya oo Heshay Agabka Lagu Baaro Caabuqa COVID-19

Agab caafimaad oo lagula dagaalayo CoronaVirus oo uu la milkiilaha Alibaba Jack Ma ugu deeqay dowladdaha Afrika, qaybtii kusoo aadday Soomaaliya ayaa...

Shaxda Diblomaasiyadda Soomaaliya ee Xiisada Itoobbiya iyo Masar

Toddobaadkii dhawaa, Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa safar kedis ah ku tegay magaalada Addis Ababa. Safarku waxuu ku soo beegmay xilli ay xubnaha Jaamacadda...

Baaqa Uhuru Ma Illintii Yaxaaskaa Mise Waa Dawadii Madaxwareerka Jubbaland?

Khamiistii March 5, 2020 waxaa si degdeg ah u yimid Muqdisho wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga dalka Kenya Dr....

Faragelinta Kenya Ma Been Abuurbaa Mise Waa Xaqiiqo aan la Dafiri Karin

Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Khamiistii dhawayd February 27, 2020 qoraal uu hordhigay Golaha Ammaanka ku...

Imaaraadka iyo Kenya Ma Dhagar Hor Leh Ayey Maleegayaan Mise Suluxu Waa Ka Dhab!

Toddobaadkii dhawaa, waxaa Muqdisha laga furay machad lagu tababbarayo diblomaasiyiinta Soomaaliya oo ay maalgelisay dowladda Qadar. Diblomaasiyiintaas waxay ka faa’iideysan doonaan waxbarasho...

Layla Yusuf oo Ku Guuleysatay Abaalmarin Qiima Leh

Injineeradda Leyla Yuusuf waxay hantiday abaal marin: “Standout Woman Award” oo la siiyay 21 dumar ah oo laga  soo xulay dalka talyaaniga...

Most Read

Maamulka Muuse Biixi Ma Ku Cibradqaadan la’ yahay Koonfurta?

Jamhuriyadda Bannaanbaxya nabdoonaa oo ay madaxda mucaaradka Somaliland ku dhawaaqeen si xisbiga talada haya “Kulmiye” uu u qabto...

Maxuu Al-Shabaab u Doortay Waqtigan inuu Isku Fidiyo Itoobbiya?

Jamhuriyadda Duullaankii Al Shabaab ku qaaday bisha  July 2022 Itoobbiya, cawaaqibteeda waxay caadka ka qaadday in cadaawadii soo...

Ansixinta Dhakhsaha ah ee Xukuumadda Waxay Burburisay Buuqi Gacan Ku Rimiska ahaa

Jamhuriyadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa Axad August...

Istiraatiijad Abiy Axmed oo ku Wajahan Soomaaliya – Lafa Geri Iyagaa Laysku Jabshaa 

Jamhuriyadda Waxaa dhawaannahan soo ifbaxay daldoollada siyaasadaha gudaha iyo tan dibadda ee dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaase...