Khamiistii dhoweyd November 14, 2019 Soomaaliya iyo Kenya waxay markale isku afgarteen in dib loogu soo celiyo xiriirkii labada dal halkii uu joogay bilowgii...
Kenya waxay xayiraad ku soo rogtay ergadii
Soomaalida, ee ka qayb geli lahaa shir Nairobi looga arrinsanayay iskaashiga
xuduudaha Geeska Afrika, May 21, 2019....