Monday, October 3, 2022
Tags Muqdisho

Tag: Muqdisho

Somaliland – Aqoonsi Ma Ku Heli Doontaa Walwalka Mareykanka uu Ka Qabo Shiinaha

Jamhuriyadda Wafdi ballaaran oo uu hor kacayo Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa Axaddii March 13, 2022...

Isbaacsiga Reer Galbeedka iyo Shiinaha oo Xasillooni Darro Ka Abuuraya Geeska Afrika

Saciid Cabdisalaam Tartanka quwadaha waaweyn ay ugu jiraan hanashada kheyraadka dabiiciga ee ceegaaga Afrika, ayaa saldhig u ah...

Rooble oo Dhexda u Gallay Dabaakh Diblomaasiyadeedka u Dhaxeeya Farmaajo iyo Uhuru!

AbdulQadir Cariif Qaasim Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa Talaadadii August 10, 2021 booqasho u...

Farmaajo iyo Biixi – Inaan Waxba Laga Qaban Su’aasha Qaranimada Ma Xalbey Moodeyn?

Maalmo uun ka dib shirkii 38aad ee hoggaamiyeyaasha dalalka ku bahoobay ururka IGAD, waxaa magaalada Jabuuti booqasho aan la shaacin ujeeddada kulanka...

Cayaaraha Gobollada: Markii Kubbadda Cagta, Eex Hayb iyo Siyaasaddu ay Isku Dhacday

Ciyaarta iyo daawashada “isboortiga” ayaa abuura habab looga baxsan karo culayska maskaxeed (stress) ee maalinlaha ah, waxuuna isu-keenaa bulsho ku kala tagsan...

Deni iyo Madoobe – Miidaamo Dhego Ma Leh Hadduu Malag Dhawaaqaayo!

Imaantinka Madaxda Puntland iyo Jubbaland ee Caasimada Muqdisho waxuu astaan u yahay u dhaga-nuglaanta amarada iyo hanjabaadaha Beesha Caalamka, gaar ahaan Maraykanka...

Farmaajo Waxuu u Baahan Yahay Mucjiso Si uu u Badbaadiyo Dowladnimada ku Dhisan Dimoqraaddiyada!

Shirka wadatashiga madaxda Qaranka iyo Hoggaamiyeyaasha Maamul-goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb ​ayaa qarka u saran inuu fashilmo, kaddib markii dhinacyada wadahadlaya ay isu-tanaasuli...

Taariikh Nololeedka Hassan Ghedi Santur

Qoraaga  magaciisa marka la adeegsado higgaadda af-Soomaaliga waa Xasan Geeddi Santuur.  Magacan ayaan u adeegsanaynaa taariikh nololeedkiisa iyo falanqayanta bugaagtiisa.

Covid-19 oo Banaanka Soo Dhigay Karti Darada Hoggaamiyaasha Bulshada!

Covid-19 waxuu saamayn ku yeeshay dhammaan dhinacyada nolosha bulshada, dhaqaalaha, iyo nabadgelyada. Dhaqaatiirta waxay si isdaba joog ah u bixinayaan talooyin caafimaad,...

Jawaari oo Jid u Bixiyay Dooddii Doorashada Qof iyo Cod

Xildhibaan Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, ayaa fadhigii Baarlamaanka ee qabsoomay Sabtidii taariikhdu ahayd Desembar 7dii waxaa uu si qaanuuni ah u sharraxay,...

Most Read

Yaa u Kala Dabqaaday Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed oo Kala Didsanaa?

Jamhuriyadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa, markii ugu horreeysay tan iyo dib u doorashadiisii, ku tegay magaalada Addis...

Dagaal aan Qorshe Lahayn – Waxuu Luminaya Fursad Dahab ah

Jamhuriyadda Soomaaliya ayaa muddo ka badan rubac qarni ku jirtay deggenaasho la’aan siyaasadeed iyo mid amniba. Waxgaradka dalka...

Somalia’s Vigilante to Eradicate al-Shabaab

By Abukar Arman In a country that is never short of hot button issues, lately the Ma’wisley issue has been stirring...

Washington Waxay U Baahan Tahay Inay Dib U Eegto Siyaasadda ay Kula Dhaqanto Soomaaliya

Jamhuuriyadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaalkiisii ugu horreeyay, tan iyo markii dib loo doortay ku tegay magaalada Washington, ayaa...