Wednesday, November 30, 2022
Tags Muqdisho

Tag: Muqdisho

Guuxa Shacabka Puntland iyo Ismoogaysiinta Deni

Waxaa soo kordhaya cadaadiska siyaasadeed ee gudaha Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ka haysta Mudane Saciid Cabdullahi Deni. Xiisadahan waxay salka ku hayaan labo arrimood...

Yaa Sharciga Ku Xadgudbay: Sheikh Shariif, Xasan Sheikh iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo!

Madaxweynihii DKG Sheikh Sharif Sheikh Axmed ayaa laga horjoogsaday inuu ka dhoofo garoonka magaalada Muqdisho xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo,...

Telefishinka Horyaal iyo Raadiyo Kulmiye Kala Ayaan Wacan!

Ciidamada Ammaanka Somaliland ayaa la wareegay xarunta dhexe ee Telefishinka Horyaal ee magaaladda Hargeysa. Islamarkaasna waxaa shaqaalaha Telefishinka Horyaal laga huleeliyay goobta,...

Jubaland: Dimuqraadiyad Madow

Maamul-Gobleedka Jubaland ee Soomaaliyeed, wuxuu galay xaalad hubaal la'aan ah, is riix-riix siyaasadeed iyo jawi loolan doorasho oo shalow ka tuuraya nabadii...

Fadeexaynta Qadar iyo Fashilinta Soomaaliya

Wargeyska “The New York Times,” ayaa qoray warbixin la xiriirta in qarax ka dhacay magaalo xeebeedka Boosaaso, ay ka dambaysay dowladda Qadar (Qatar). 

Shirka Garoowe: Guul Mise Fashil!

Shirkii Garoowe oo socday muddo 6 casho waxuu ku soo idlaaday natiijo la'aan! Haddaba, maxaa shirka ka dhigay mid madhalays ah?...

Farqiga Somaliland Iyo Soomaaliya Ma Maalin Iyo Habeenbaa

Warkaas oo uu soo tebiyay Hiiraan Online - 21/2/2019, waxaa Ingiriis ku qoray Micheal Rubin oo ah aqoonyahan taariikhda ku haysta Ph.D.,...

Most Read

Midowga Afrika oo Ku Boorinaya Soomaaliya Dibudhigidda Bixitaanka Ciidamada ATMIS

Jamhuriyadda Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) ayaa Arbacadii November 24, 2022, ka codsatay Soomaaliya in dib loo...

Maxay Kenya iyo Imaaraadka Uga Safteen Soomaaliya?

Jamhuriyadda Golaha Amniga Qaramada Midoobay (QM) ayaa November 18, 2022, dib u cusboonaysiiyay muddo sanad ah (November 15,...

Honduras vs El Salvador: The Football Match That Kicked off a War

By Toby Lukhurst In 1969, El Salvador and Honduras fought a four-day conflict that cost thousands of lives...

World Faces Worst Food Crisis in Modern History

By Kerem Alkin The interconnection of the two global crises is defined by a ‘crisis triangle’ in which...