Sunday, May 28, 2023
Tags NAIROBI

Tag: NAIROBI

Isbaacsiga Reer Galbeedka iyo Shiinaha oo Xasillooni Darro Ka Abuuraya Geeska Afrika

Saciid Cabdisalaam Tartanka quwadaha waaweyn ay ugu jiraan hanashada kheyraadka dabiiciga ee ceegaaga Afrika, ayaa saldhig u ah...

Oktoobar 12, 2021 – Ma Qeexi Doonta Aayaha Xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Xukunka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya ee la sugayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa...

Rooble oo Dhexda u Gallay Dabaakh Diblomaasiyadeedka u Dhaxeeya Farmaajo iyo Uhuru!

AbdulQadir Cariif Qaasim Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa Talaadadii August 10, 2021 booqasho u...

Sheeko Madmadow Leh – Maxay Soomaaliya Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?

Jimcihii January 2, 2021 waxaa si rasmi ah u bilaabmay muddadii labada sanadood ahayd (2021-2022) ee Kenya ay xubin aan joogto ahayn...

Maxaa Kibirkii Uhuru Kenyatta Jibiyey Maxuuse Ka Qaban Karaa Abiy Axmed?

December 9, 2020 ayaa Madaxweyne Uhuru Kenyatta kaga hortegay Ra’iisulwasaare Abiy Axmed magaalada Mooyaale ee gobolka Marsabit. Hab naamuuskaan waxuu si aad...

Mucaaradku Muxuu Indhaha Iskaga Tirayaa: Khiyaanooyinka Joogta ah ee Dowladda Kenya

Toddobaadkii dhawaa (29.11.2020) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeeratay Danjire Moxamuud Axmed Nuur – Tarzan, islamarkaasna erisay Danjire Lucas Tumbo. Xukuummadda...

Kenya oo Damacsan Inay Soomaaliya Ku Baaddo Burcad-badeed Aan Jirin

Toddobaadkii ugu horreyay August 2020, Marwo Monica Juma oo ah Wasiiradda Difaaca Kenya, islamarkaasna ah Guddoomiyaha Kooxda Xiriirka Burcad-badeedda ee Xeebaha Soomaaliya...

Kenya oo u Gogolxaaranaysa Colaad Horleh oo Soomaaliya

Maqaal maalintii Jimcaha Abril 17, 2020 lagu soo qoray wargeysyada “Standard iyo The Star”, ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay gacan daahsoon...

Dacwada Badda: Lixdan Maalmood Ka Hor Garta Maxkamada ICJ

Maxkamadda ICJ ayaa June 8, 2020 u madlan inay dhegaysato doodda Soomaaliya iyo Kenya. Inkastoo difaaca Soomaaliya aysan ka soo muuqan doonin...

Baaqa Uhuru Ma Illintii Yaxaaskaa Mise Waa Dawadii Madaxwareerka Jubbaland?

Khamiistii March 5, 2020 waxaa si degdeg ah u yimid Muqdisho wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga dalka Kenya Dr....

Most Read

Xaqiiqada Jaamacadda Carabta – Dabayl Diblomaasiyadeed oo Ka Dhacaysa Bariga Dhexe

Jamhuriyadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa Jimcihii May 19, 2023, ku martiggelisay Jiddah shir madaxeedkii 32aad ee Jaamacadda Carabta oo dib...

Erdogan – Ninka Doorshada Turkiga Lagu Loodin La’yahay

Jamhuriyadda Doorashadii madaxtinimada Turkiga ee May 14, 2023 oo uu madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan (49.51%) kula tartamayay hoggaamiyaha isbahaysiga lixda...

Iftin: The Band that Soundtracked Somalia’s Golden Age

By MEE Correspondent Iftin Band defined an era of post-independence positivity and spread messages about public health and...

A Timely Analysis: The Foreign Policy Trends of Muslim-Majority States

Emir Hadzikadunic & Lane Gibson After over a year of war in Ukraine, some 50 Muslim-majority states from...