Thursday, September 21, 2023
Tags Puntland

Tag: Puntland

Cayaaraha Gobollada: Markii Kubbadda Cagta, Eex Hayb iyo Siyaasaddu ay Isku Dhacday

Ciyaarta iyo daawashada “isboortiga” ayaa abuura habab looga baxsan karo culayska maskaxeed (stress) ee maalinlaha ah, waxuuna isu-keenaa bulsho ku kala tagsan...

Kaftanka Siyaasadda – Doorbin Hotel oo u Tillaabay Baydhabo

Xaflad lagu soo dhoweynayey madaxda Jubbaland iyo Puntland, ayaa lagu qabtay Hotelka Doorbin ee magaalada Muqdisho, taas oo uu qaban-qaabiyey Madaxweynihii hore...

Dhuusamareeb Saddex yey Galaafan Doontaa?

Waxaa dibadda u soo baxay khilaaf in muddo ah huursanaa oo u dhaxeeyey madaxtooyada iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullahi....

Shirka Puntland Ma Wadatashibaa Mise Waa Kalatashi!

Waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir loogu magacdaray “Shirka Wadatashiga Puntland” oo uu soo agaasimay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kaas oo...

Puntland oo ay Ka Socoto Xiisad Siyaasadeed

Waxaa bannaanka u soo baxay loollanka awoodda oo u dhaxeeya Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Puntland, kaddib furitaankii kalfadhiga 45-aad ee Baarlamaanka maamul goboleedka...

Dib-U-Soo-Saarista Shillin Rasmi Ah

Khatarta Ka Dhalan Karta Isweydaarsiga Lacagta Rasmiga iyo Tan Been-Abuurka

Most Read

Casharradii Laga Bartay Goobaha Dagaalka Argaggixisada

Jamhuriyadda Dagaal dhiig badan ku daatay oo Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) ku qabsaday Cawsweyne August 26, 2023, ayaa...

Could an Expanded Brics Make the G20 Irrelevant?

By Marco Carnelos With the addition of six new countries - and possibly more to come - the...

Duulaan Wadareedka Safka Hore, Waa Dhalanteed Aan Suuraggal Ahayn

Jamhuriyadda - Magaalada Ceel Buur oo kusoo noqotay gacanta dowladda ayaa dagaalka Al-Shabaab ee Galmudug u rogaysa mid u jahaysan gobollada Jubbaland...

Soomaaliya: Qareen Dudaaye oo Qaawiyey Hannaanka Caddaaladda 

Jamhuriyadda   Maxkamada Gobolka Banaadir waxaa ka socda maxkamadeynta eedaysanayaal ka tirsanaa shaqaalaha waaxda maaliyadda, iyo socdaalka...