Thursday, June 1, 2023
Tags Qatar

Tag: Qatar

Xogta Jar Caalimi ah oo Ka Dhalatay Afduubkii Silvia Romano

Silvia Romano oo November 20, 2018 laga qafaashay Kenya, balse 18 bilood kaddib lagu sii daayay Soomaaliya ayaa afduubkeedii dhaliyay, murugo iyo...

Koobka Khaliijka oo Xaqiijiyay Awood Diblomaasiyadeed

Tartankii 24aad ee Koobka Khaliijka Carabta “Gulf Cup” ayaa lagu qabtay sanadkan magaaladda Dooxa ee dalka Qadar. Inkastoo safarka duulimaad toos ah...

Bal Adba ii Sheeg Waxa Jabuuti Lagu Qooshayo!

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi - Farmaajo ayaa August 2019 ku tegay dalka Jabuuti booqasho hawleed. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamuud...

Hobyo: Deked Aan Xaraash Ahayn

Soomaaliya waxay u muuqataa inay dib ugu soo noqotay xeendaabkii dowladnimada, ka dib markii muddo dheer ay dhex dabaalaneysay xasilooni darro siyaasadeed,...

Fadeexaynta Qadar iyo Fashilinta Soomaaliya

Wargeyska “The New York Times,” ayaa qoray warbixin la xiriirta in qarax ka dhacay magaalo xeebeedka Boosaaso, ay ka dambaysay dowladda Qadar (Qatar). 

Xogta Xiisadda Diblomaasiyadda Gini iyo Soomaaliya

Toddobaadkii dhawaa, Jamhuuriyadda Guinea (Gini) waxay siyaasadda dalka ku soo biirisay madaxwareer hor leh oo gaaray in xiriirkii diblomaasiga loo jaro.

Qaraxii Zoobe: Sannad Ka Dib

Inkastoo ay wax walba ka dhuntay, nasiib wanaag wuxuu ka badbaaday masiibadii ka dhacday Oktoobar 14dii, 2017 - Isgoyska Soobe ee Muqdisho. Marnaba ma...

Most Read

3 Questions – Reopening Kenya-Somalia Land Border

By Gozde Sogutlu Move to facilitate development of diplomatic relations between 2 prominent East African countries.

Xaqiiqada Jaamacadda Carabta – Dabayl Diblomaasiyadeed oo Ka Dhacaysa Bariga Dhexe

Jamhuriyadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa Jimcihii May 19, 2023, ku martiggelisay Jiddah shir madaxeedkii 32aad ee Jaamacadda Carabta oo dib...

Erdogan – Ninka Doorshada Turkiga Lagu Loodin La’yahay

Jamhuriyadda Doorashadii madaxtinimada Turkiga ee May 14, 2023 oo uu madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan (49.51%) kula tartamayay hoggaamiyaha isbahaysiga lixda...

Iftin: The Band that Soundtracked Somalia’s Golden Age

By MEE Correspondent Iftin Band defined an era of post-independence positivity and spread messages about public health and...