Sunday, January 29, 2023
Tags Somalia

Tag: Somalia

Dacwadda Badda – Khamaarkii Kenya oo Gebi ahaanba Fashilmay

AbdulQadir Cariif Qaasim Waxaa la filayaa in maxkamadda ay ku dhawaaqi doonto xukunkeedii ugu dambeyay maalinta Talaadada October...

Oktoobar 12, 2021 – Ma Qeexi Doonta Aayaha Xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Xukunka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya ee la sugayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa...

Diblomaasiyadda Rooble iyo Dibna Qaniinka Farmaajo – Ma Ka Badbaadin Doonaan Soomaaliya Muranka Itoobbiya iyo Masar?

Tafiftira Jamhuriyadda Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhiggiisa Masar Moustafa Madbouli kula kulmay August...

Sidee Bixitaan Degdeg ah oo AMISOM UU U Saameyn Doonaa Mustaqbalka Soomaaliya?

Cabdulqaadir Cariif Qaasim Jimcihii July 30, 2021 ayaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Cabdirisak Maxamuud...

Egypt Working to Destabilize Ethiopia, East Africa [Somalia and Sudan]

Ethiopian diplomat says Cairo trying to weaken Ethiopia and volatile Horn of Africa region Seleshi Tessema

Sheeko Madmadow Leh – Maxay Soomaaliya Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?

Jimcihii January 2, 2021 waxaa si rasmi ah u bilaabmay muddadii labada sanadood ahayd (2021-2022) ee Kenya ay xubin aan joogto ahayn...

An Emboldened Horn of Africa Axis and an Unfolding Humanitarian Crisis Await the Biden Administration

By Guled Ahmed Summary The Biden Administration is set to face a series of challenges in...

Soomaaliya Diyaar Ma u Tahay Bixitaanta Ciidamada Mareykanka?

Toddobaadkii dhawaa ayaa Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ee la magacaabay November 9dii booqashadii ugu horraysay ee calami ah ku yimid...

Maxaa Xigi Doona – Mucaaradka oo Guranaya Mirihii ay Beerteen!

Qoraal ku taariikhaysan November 5, 2020 oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul ​wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu magacaabay Guddiyada Doorashooyinka, iyo Xallinta...

Taariikh Nololeedka Hassan Ghedi Santur

Qoraaga  magaciisa marka la adeegsado higgaadda af-Soomaaliga waa Xasan Geeddi Santuur.  Magacan ayaan u adeegsanaynaa taariikh nololeedkiisa iyo falanqayanta bugaagtiisa.

Most Read

Laas Caanood Ma Go’aamin Doontaa Masiirka Ummadda Soomaaliyeed oo Idil?

Jamhuriyadda Toban iyo shanti sano (2007) oo ay Somaliland maamulaysay waxaa ka dhacayay Laas Caanood dilal lagu beegsanayay...

Laas Caanood: Kacdoonka Buluugga Fariin Caynkee ah ayuu Sidaa?

Jamhuriyadda Odoroska waa saadaalin ama malayn waxa dhici kara mustaqbalka, iyadoo sal looga dhigayo xisaabin cilmiyeed, ama isu geynta xaaladaha...

Xaaladda Koonfur Galbeed – Shirka Dibuheshiisiinta Siyaasiyiinta Gobolka

Jamhuriyadda Xaaladda kacsan ee Koonfur Galbeed (KG) ma aha mid haddeer billaabtay.  Runtii waxay billaaabatay bishii Diseembar 2018,...

No More – Diblomaasiyadda Midowga Yurub ee Xasarado Abuurka ah 

Jamhuriyadda Warbixin hoosaad Midowga Yurub uu ku baadiggoobayay xiriirka Afrika oo ay ka qaybgaleen diblomaasiyiinta waddamada Yurub u...