Sunday, January 29, 2023
Tags Turkiya

Tag: Turkiya

Reer Galbeedka Wax Ma Ka Baran Doonaan Iskaashiga Turkiga iyo Afrika?

Tafiftiraha Jamhuriyadda Shirweynahii 3aad ee Iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga Turkiga iyo Afrika oo 21kdii Oktoobar 2021 ka furmay...

Heshiiska Imaaraadka, Itoobbiya iyo Turkiga Ma Saameyn Doonaa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya?

AbdulQadir Cariif Qaasim Ra’iisulwasaaraha Itoobbiya Abiy Axmed ayaa August 18, 2021 booqasho ku tegay magaalada Ankara xilli dalkiisa...

Xogta Jar Caalimi ah oo Ka Dhalatay Afduubkii Silvia Romano

Silvia Romano oo November 20, 2018 laga qafaashay Kenya, balse 18 bilood kaddib lagu sii daayay Soomaaliya ayaa afduubkeedii dhaliyay, murugo iyo...

Imaaraadku Maxuu u Sharaystay Midnimada Soomaaliya?

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub ee Geeska Afrika Danjire Alexander Rondos oo goor dhow ka hadlayay machadka “Norweygian Institute of International...

Iskaashi Sirdoonka Soomaaliya iyo Kuwo Shisheeye oo Suuroggeliyay Siidaynta Silvia Romano oo Iskeeda u Muslintay

Ra’iisul-wasaaraha Talyaaniga Guiseppe Conte ayaa bartiisa tweeterka ku sheegay in la sii daayay Silvia Romano.  November 20, 2018 ayaa siddeed nin oo...

Turkigu Sidee buu Ugu Guuleystay Qalbiga iyo Maskaxda Soomaalida!

Turkiya oo ah dalkii ugu dambeyay ee u soo gurmada Soomaaliya, kana awood dhaqaale yar reer galbeedka ayaa mudnaan siintiisa dib u...

Himilada Dib U Soo Laabashada Xoogga Dalka Soomaaliyeed

In ka badan rubuc qarni, xukuumadahii awoodda dalka isku beddelayay oo kaashanayay beesha caalamka ayaa la tacaalayay dib u dhiska ciidan hanaan...

Shaxda Erdogan iyo Shidaalka Soomaaliya!

Soomaaliya ayaa mar kale u tallaaba-qaadday ​ka faa'iidaysiga kheyraadka shiidaalka, kaddib markii Aqalka Sare ee Baarlamaanka uu ansixiyay January 6, 2020 Sharciga Batroolka dalka. Walow...

Kenya oo Madaxa Darbi La Dhacday

Kenya waxay xayiraad ku soo rogtay ergadii Soomaalida, ee ka qayb geli lahaa shir Nairobi looga arrinsanayay iskaashiga xuduudaha Geeska Afrika, May 21, 2019....

Qaraxii Zoobe: Sannad Ka Dib

Inkastoo ay wax walba ka dhuntay, nasiib wanaag wuxuu ka badbaaday masiibadii ka dhacday Oktoobar 14dii, 2017 - Isgoyska Soobe ee Muqdisho. Marnaba ma...

Most Read

Laas Caanood Ma Go’aamin Doontaa Masiirka Ummadda Soomaaliyeed oo Idil?

Jamhuriyadda Toban iyo shanti sano (2007) oo ay Somaliland maamulaysay waxaa ka dhacayay Laas Caanood dilal lagu beegsanayay...

Laas Caanood: Kacdoonka Buluugga Fariin Caynkee ah ayuu Sidaa?

Jamhuriyadda Odoroska waa saadaalin ama malayn waxa dhici kara mustaqbalka, iyadoo sal looga dhigayo xisaabin cilmiyeed, ama isu geynta xaaladaha...

Xaaladda Koonfur Galbeed – Shirka Dibuheshiisiinta Siyaasiyiinta Gobolka

Jamhuriyadda Xaaladda kacsan ee Koonfur Galbeed (KG) ma aha mid haddeer billaabtay.  Runtii waxay billaaabatay bishii Diseembar 2018,...

No More – Diblomaasiyadda Midowga Yurub ee Xasarado Abuurka ah 

Jamhuriyadda Warbixin hoosaad Midowga Yurub uu ku baadiggoobayay xiriirka Afrika oo ay ka qaybgaleen diblomaasiyiinta waddamada Yurub u...