Toddobaadkii dhawaa, Jamhuuriyadda Guinea (Gini) waxay siyaasadda dalka ku soo biirisay madaxwareer hor leh oo gaaray in xiriirkii diblomaasiga loo jaro.
Sannadahaan dambe, Jaraa’idka addunka waxey ka hadlayeen korshe ballaaran oo ku saabsan dekedo la doonayo in muddo gaaban laga hirgeliyo xeebata Eritrea, Djibouti, Soomalida...