Thursday, September 21, 2023
Tags UNSOM

Tag: UNSOM

James Swan – Ma Garan La’yahay In La Gaaray xilligii Soomaalidu Aayahooda Gacantooda Ku Qabsan Lahaayeen!

Xubnaha Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey (QM) ayaa Jimcihii August 28, 2020 si wadajir ah u meel mariyey qaraar dib loogu cusboonaysiinayo...

Faragelinta Kenya Ma Been Abuurbaa Mise Waa Xaqiiqo aan la Dafiri Karin

Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Khamiistii dhawayd February 27, 2020 qoraal uu hordhigay Golaha Ammaanka ku...

Fashilka Kenya & Faragelinta Imaaraadka

Doorashada madaxtooyadda Maamul-Goboleedka Jubaland ee Soomaaliya, oo si weyn natiijadeeda xiiso loogu hayey, ayaa tijaabisay xadka hanaanka federaalaynta dalka.

Doorashada Jubaland Ma Salfan Doontaa Kenya

Waxaa isguraya waqtiga, daqiiqad kastoo inagu soo food leh waxay leedahay qiimaheeda, ilaa iyo inta xal kama dambays ah oo qanciya dhinacyada...

Xagee Ku Danbayn Doontaa Xaalka Jubaland!

Magaalada Kismaayo waxaa lagu dhaariyay xildhibaannadii ay soo xuleen Guddiga Doorashooyiinka ee uu magacaabay Mudane Axmed Maxamed Islaam - Madoobe, ayadoo weli...

Jubaland: Dimuqraadiyad Madow

Maamul-Gobleedka Jubaland ee Soomaaliyeed, wuxuu galay xaalad hubaal la'aan ah, is riix-riix siyaasadeed iyo jawi loolan doorasho oo shalow ka tuuraya nabadii...

Jubaland: Doorasho Dhiilo Weheliso!

Dhismahii Maamul-Goboleedka Jubaland ee Soomaaliya ma shido yarayn, taasina ma ahayn mid ay gooni ku tahay, balse waxaa la wadaagay maamul-goboleedyada kale...

Maxay Doorashada Jubaland Xiisad Gooni Ah U Leedahay?

Waxaa qoray maqaalka - Mahad Wayax Jubbaland waxa kusoo food leh doorasho adag, doorashadan waxay leedahay muhiimad gooni ah...

Most Read

Casharradii Laga Bartay Goobaha Dagaalka Argaggixisada

Jamhuriyadda Dagaal dhiig badan ku daatay oo Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) ku qabsaday Cawsweyne August 26, 2023, ayaa...

Could an Expanded Brics Make the G20 Irrelevant?

By Marco Carnelos With the addition of six new countries - and possibly more to come - the...

Duulaan Wadareedka Safka Hore, Waa Dhalanteed Aan Suuraggal Ahayn

Jamhuriyadda - Magaalada Ceel Buur oo kusoo noqotay gacanta dowladda ayaa dagaalka Al-Shabaab ee Galmudug u rogaysa mid u jahaysan gobollada Jubbaland...

Soomaaliya: Qareen Dudaaye oo Qaawiyey Hannaanka Caddaaladda 

Jamhuriyadda   Maxkamada Gobolka Banaadir waxaa ka socda maxkamadeynta eedaysanayaal ka tirsanaa shaqaalaha waaxda maaliyadda, iyo socdaalka...