Wednesday, November 30, 2022
Tags USA

Tag: USA

Dilka George Floyd oo Furay Albaabada Sharta!

Dalka Maraykanka waxaa gees ka gees ruxay dibadbaxyo ay dhigayaan dadweyne ka caraysan dil ay booliiska Minneapolis (Minnesota) u geysteen George Floyd...

Himilada Dib U Soo Laabashada Xoogga Dalka Soomaaliyeed

In ka badan rubuc qarni, xukuumadahii awoodda dalka isku beddelayay oo kaashanayay beesha caalamka ayaa la tacaalayay dib u dhiska ciidan hanaan...

Talaalka CoronaVirus oo Xiisad ka Dhaliyay Mareykanka iyo Yurub!

“CoronaVirus” oo aafadiisa ay ka bilaabatay dalka Shiinaha December 2019 ayaa masiibadiisa iyo hubanti la’aantiisa ilaa iyo inta uu ku sii faafi...

Faragelinta Kenya Ma Been Abuurbaa Mise Waa Xaqiiqo aan la Dafiri Karin

Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Khamiistii dhawayd February 27, 2020 qoraal uu hordhigay Golaha Ammaanka ku...

Waa Maxay Ifafaalaha Deyncafinta Soomaaliya?

Bankiga Adduunka iyo Hay’adda IMF ayaa Khamiistii February 13, 2020 shaaciyay in ay tixgelin doonaa uqalmidda Soomaaliya barnaamijka deyn cafinta gaarka ah...

Deyn Cafinta Soomaaliya: Yaa Lugta Haya?

December 11, 2019 wargeyska “Foreign Policy,” wuxuu qoray in qorshahii deyn ka cafinta Soomaaliya laga yaabo inay dib u dhacdo, sababo la...

Caqabadaha Siyaasadda Dibedda

Sidaan qormadii “Siyaasad Miisaan Leh,” ku soo falaqaynay siyaasadda arrimaha dibedda awoodaha iyo xeeladaha ay ku howlgasho waxaa ka mid...

Kenya oo Madaxa Darbi La Dhacday

Kenya waxay xayiraad ku soo rogtay ergadii Soomaalida, ee ka qayb geli lahaa shir Nairobi looga arrinsanayay iskaashiga xuduudaha Geeska Afrika, May 21, 2019....

Shirka Garowe: Gogol Hagaagsan, Dood Khaldan

Dad badan ayaa u arka shirka Garoowe, fursad muhiim u ah dhismaha dowladnimada, ayagoo u sababaynaya qodobo dhowr ah, sida (B) in...

Most Read

Midowga Afrika oo Ku Boorinaya Soomaaliya Dibudhigidda Bixitaanka Ciidamada ATMIS

Jamhuriyadda Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) ayaa Arbacadii November 24, 2022, ka codsatay Soomaaliya in dib loo...

Maxay Kenya iyo Imaaraadka Uga Safteen Soomaaliya?

Jamhuriyadda Golaha Amniga Qaramada Midoobay (QM) ayaa November 18, 2022, dib u cusboonaysiiyay muddo sanad ah (November 15,...

Honduras vs El Salvador: The Football Match That Kicked off a War

By Toby Lukhurst In 1969, El Salvador and Honduras fought a four-day conflict that cost thousands of lives...

World Faces Worst Food Crisis in Modern History

By Kerem Alkin The interconnection of the two global crises is defined by a ‘crisis triangle’ in which...