Advertisements
Saturday, July 4, 2020
Tags World Cup 2022

Tag: World Cup 2022

Yaa Eeda Iska Leh Guul Darrada Xulka Qaranka

Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxuu muujiyey guud ahaan ciyaar bilow fiican ah. Haddiise dib loo eego natiijooyinkii ciyaaraha xulka qaranka...

Cafiif: Boqorka Caawi Yaha

Sanadba sanadka ka dambeya waxaa soo caan baxaya cayaaryahan kor u qaada magaca Soomaalida. Sanadkaan 2019ka, waxaa ciyaaraha Aasiya ku soo ifbaxay...

Most Read

Yaa Ka Masuul ah Dibudhaca Hawlaha Doorashooyinka: Xiilama Yarey mise Siyaasiyiinta?

Maalintii Sabtiga 27kii June 2020 ayaa Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) Marwa Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ka warbixisay kulan...

Soddon Sanadood Kaddib Kooxda Liverpool oo Hanatay Horyaalkii “Premier League”

Khamiista June 25, 2020 ayaa “Liverpool” loo caleemo saaray Horyaalnimada Kubada Cagta “Premier League,” kaddib markii kooxda Chelsea 2 iyo 1 kaga...

Durbaannada Dagaal ee Al Siisi iyo Biyaha Webiga Niil

Sabtigii June 20, 2020 ayaa Madaxweynaha Masar Cabdel-Fattax al-Sisi oo la hadlayay ciidamadiisa ku yiri “U diyaar garooba inaad ka fulisaan hawlgal...

Faallo La Xiriirta Buugga “Transit”

Bugga asliga ah wuxuu ku qoran yahay, sida qoraallada Waberi oo idil, afka Faransiiska. Innakuse waxaan addegsannay tarjumada af ingiriiska . Qoraaga...