Wednesday, August 17, 2022
Tags Mogadishu

Tag: Mogadishu

Kismaayo: Dhiiga Qubanaya Qareen iyo Qaran Ma Leeyahay?

Tan iyo intii la guddogalay hawlaha doorashooyinka Jubbaland nabaddoonkii saddexaad ayaa weerar loogu gaystay gudaha magaalada Kismaayo. Haddaba, su’aasha mudan iswydiinta ayaa...

Marwo Monica Juma Goorma Ayay Qaladaadkeedii Hore Wax Ka Baran

Geeska Afrika waxaa saameeyey isbeddello isdabajoog ah, ka dib markii mugdi siyaasadeed iyo xasillooni la'aan  muddo dheer hareeraysay. Somaaliyana waxay ka mid...

Diblomaasidda Kenya ee Kamau Hoggaaminayo

Dhegeysiga dacwada badda oo la bilaabi lahaa September 9, 2019 ayaa Maxkamada ICJ dib u dhigtay, kadib markii Kenya ay codsatay. Dowladda...

Xagee Ku Danbayn Doontaa Xaalka Jubaland!

Magaalada Kismaayo waxaa lagu dhaariyay xildhibaannadii ay soo xuleen Guddiga Doorashooyiinka ee uu magacaabay Mudane Axmed Maxamed Islaam - Madoobe, ayadoo weli...

Kenya: Sheegashada Badda Soomaaliya

Xisbiga “Jubilee” ee ugu aqlabiyadda badan Kenya, ayaa baarlamaanka horgeeyay mooshin ay ku doonayaa in dowladda awood loo siiyo, inay cudud ku...

Jubaland: Doorasho Dhiilo Weheliso!

Dhismahii Maamul-Goboleedka Jubaland ee Soomaaliya ma shido yarayn, taasina ma ahayn mid ay gooni ku tahay, balse waxaa la wadaagay maamul-goboleedyada kale...

Wadahadal Dhab ah Maalinteedii ma Tahay!

Inkastoo Hargeysa iyo Muqdisho ay mus’uuliyad la wadaago ka saaran tahay baadi goobka xal waara, haddana baaqa Dowladda Federalka Soomaaliya (DFS) waxaa ka dhashay...

Warysi: Cadde Gabow oo Saluugsan Dowladda Dhexe iyo Tan Gobolkaba

Wargeyska Jamhuriyadda wuxuu fursad u helay inuu wareysi gaar ah la yeesho Muddane Cadde Gabow, oo intii u dhexeysay 2005 ilaa...

Kenya: Riyo Rumoobi La’

Markasta oo xukunka dacwada uu soo dhawaado, xiisadaha u dhexeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa sii kordhaya. Haddaba, waxaa mudan in lays weydiiyo,...

The Ambition to Tackle Poverty

By Jaylani Arif & Abdirasheed Shaam Most of Mogadishu’s street vendors are women committed to insuring their families’...

Most Read

Maamulka Muuse Biixi Ma Ku Cibradqaadan la’ yahay Koonfurta?

Jamhuriyadda Bannaanbaxya nabdoonaa oo ay madaxda mucaaradka Somaliland ku dhawaaqeen si xisbiga talada haya “Kulmiye” uu u qabto...

Maxuu Al-Shabaab u Doortay Waqtigan inuu Isku Fidiyo Itoobbiya?

Jamhuriyadda Duullaankii Al Shabaab ku qaaday bisha  July 2022 Itoobbiya, cawaaqibteeda waxay caadka ka qaadday in cadaawadii soo...

Ansixinta Dhakhsaha ah ee Xukuumadda Waxay Burburisay Buuqi Gacan Ku Rimiska ahaa

Jamhuriyadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa Axad August...

Istiraatiijad Abiy Axmed oo ku Wajahan Soomaaliya – Lafa Geri Iyagaa Laysku Jabshaa 

Jamhuriyadda Waxaa dhawaannahan soo ifbaxay daldoollada siyaasadaha gudaha iyo tan dibadda ee dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaase...