Saturday, May 4, 2024
Tags Somalia

Tag: Somalia

Faallo: Gadoodka Madoobe, Gorgortan La’aanta Dowladda iyo Garowsi La’aanta Mucaaradka

Muddo bil iyo bar ku dhow, ayaa Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe lagu eedeyay inuu boobay doorashadii Maamul-Goboleedka Jubbaland. Siyaasiyiinta qaranka ee...

Dibindaabyadii Uhuru iyo Rogaal Celintii Farmaajo

Shirweynaha QM oo ah madasha ugu weyn diblomaasiyadda caalamka, ayaa September 24, 2019 si rasmi ah uga furmay magaaladda New York. Shirka...

Dowladda Soomaaliya Ma Ku Xujoobi Doontaa Waxbarasha La’aanta Jiilka Da’da Yar!

Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa magaaladda Addis Ababa ka socday kulammo wax ku ool ah oo dhexmaray Hay’adaha Maaliyadda Adduunka (IMF iyo...

Kismaayo: Dhiiga Qubanaya Qareen iyo Qaran Ma Leeyahay?

Tan iyo intii la guddogalay hawlaha doorashooyinka Jubbaland nabaddoonkii saddexaad ayaa weerar loogu gaystay gudaha magaalada Kismaayo. Haddaba, su’aasha mudan iswydiinta ayaa...

Yaa Eeda Iska Leh Guul Darrada Xulka Qaranka

Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxuu muujiyey guud ahaan ciyaar bilow fiican ah. Haddiise dib loo eego natiijooyinkii ciyaaraha xulka qaranka...

Bal Adba ii Sheeg Waxa Jabuuti Lagu Qooshayo!

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi - Farmaajo ayaa August 2019 ku tegay dalka Jabuuti booqasho hawleed. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamuud...

Xariga Janan Ma Caddaaladbaa Mise Waa Culays Siyaasaddeed!

Dowladda Soomaaliya waxay xaqiijisay xariga Wasiirkii Amniga ee Jubaland. Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Zakiya Xuseen, ayaa barteeda Twitter-ka soo...

Diblomaasidda Kenya ee Kamau Hoggaaminayo

Dhegeysiga dacwada badda oo la bilaabi lahaa September 9, 2019 ayaa Maxkamada ICJ dib u dhigtay, kadib markii Kenya ay codsatay. Dowladda...

Fashilka Kenya & Faragelinta Imaaraadka

Doorashada madaxtooyadda Maamul-Goboleedka Jubaland ee Soomaaliya, oo si weyn natiijadeeda xiiso loogu hayey, ayaa tijaabisay xadka hanaanka federaalaynta dalka.

Does Kenya Really Want To End Terrorism?

By Abukar Arman The author is a former diplomat, serving as Somalia's Special Envoy to the...

Most Read

Shirweynaha QM – Hoggaamiyeyaasha Caalamka oo Kulmay Dunida oo Qalalaase Hareerayey

Jamhuriyadda Shirkii 78aad ee Qaramada Midoobay (QM) oo ay ka maqan yihiin 4 ka mid ah 5 xubnood...

Casharradii Laga Bartay Goobaha Dagaalka Argaggixisada

Jamhuriyadda Dagaal dhiig badan ku daatay oo Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) ku qabsaday Cawsweyne August 26, 2023, ayaa...

Could an Expanded Brics Make the G20 Irrelevant?

By Marco Carnelos With the addition of six new countries - and possibly more to come - the...

Duulaan Wadareedka Safka Hore, Waa Dhalanteed Aan Suuraggal Ahayn

Jamhuriyadda - Magaalada Ceel Buur oo kusoo noqotay gacanta dowladda ayaa dagaalka Al-Shabaab ee Galmudug u rogaysa mid u jahaysan gobollada Jubbaland...